Somali News

Marka Aad Shaqo Ku Jirto Iska Jir Inay Hurdo Kula Tagto Hadii Kale Sidan Oo Kalaa Ku Qabsan

By at June 18, 2013 | 1:06 pm | 0 Comment

Marka Aad Shaqo Ku Jirto Iska Jir Inay Hurdo Kula Tagto Hadii Kale Sidan Oo Kalaa Ku Qabsan

Nin Shaqaale ka ahaa Bangi Jarmalka ku yaala ayeey mar qudha isagoo Koombiyuutarkii uu ku shaqaynayay dul fadhiya Hurdo la tagtay, dabadeedna isagoo hurda ayuu Gacanta ku dhuftay Badhanka ama Lambarka 2, halkaas oo ay Halis xoogani ka timid. Markii uu Gacanta ku dhuftay Lambarkaas, waxaa durbaba dirsantay Lacag 222 Milyan oo Yuuro, una dhiganta 294 Milyan ooDollar. more...

Puntland News , Somali News

War Dag Dag ah:-Guudoomyihii Degmada Kismaayo OoLa Weeraray Iyo Saraakiil Jubaland ah Oo dhaawac kasoogaadhay weerarkaas

By at June 18, 2013 | 12:41 pm | 0 Comment

War Dag Dag ah:-Guudoomyihii Degmada Kismaayo OoLa Weeraray Iyo Saraakiil Jubaland ah Oo dhaawac kasoogaadhay weerarkaas

wararka Nagasoo gaadhaya Magaalada Kismaayo ayaa sheegay In dablay hubaysan ay weerar la beegsadeen Gudoomiye ku xigeenkii hore Ee maamulkii Kismaayo iyo Gudoomiyaha Degmada Kismaayo,Xili ay hawlgal kasameenayeen gudaha magaalada, Weerarkan gaadmada ahaa ayaa sida lagu soo waramayo dhaawac Halis ah kasoogaadhay  gudoomiye kuxigeenkii hore ee maamulkii kumeelgaarka more...

Puntland News , Somali News

Madaxweyne Siillaanyo Oo Markii Horeysay Ka Hadlay Go’aankii Xukuumaddiisu Ku Diiday Qorshaha Ban-Ki Moon Ee UNSOM Iyo Warbaahinta Muqdisho Oo Ka Been Abuurtay Jawaabtii Uu Nicholas Kay Ka Yidhi Somaliland

By at June 16, 2013 | 4:42 pm | 0 Comment

Madaxweyne Siillaanyo Oo Markii Horeysay Ka Hadlay Go’aankii Xukuumaddiisu Ku Diiday Qorshaha Ban-Ki Moon Ee UNSOM Iyo Warbaahinta Muqdisho Oo Ka Been Abuurtay Jawaabtii Uu Nicholas Kay Ka Yidhi Somaliland

Madaxweynaha Somaliland Mudane Axmed Maxamed Maxamuud (Siilaanyo) ayaa markii u horeysay ka hadlay in xukuumaddiisu ay kala shaqayn doonto qaramada midoobay dhinacyo badan, balse aanay xukuumaddiisu aqbali doonin marti galinta xafiiska Siyaasada ee qaramada Midoobay ee UNSOM. Madaxweyne Axmed Maxamed Maxamuud (Siilaanyo) ayaa sidan ka sheegay qoraal kooban oo uu ku more...

Puntland News , Somali News

Madaxweynaha Jubbaland Mudanae Axmed Madoobe oo goordhow uduulay Itoobiya.

By at June 16, 2013 | 4:32 pm | 0 Comment

Madaxweynaha Jubbaland Mudanae Axmed Madoobe oo goordhow uduulay Itoobiya.

Wararka goordhow naga soo gaaraya magaalada Kismaayo ee xarunta Jubbaland ayaa waxaa ay shegayaan wafdi uu hogaaminaayo Madaxweynaha Dowlad Gobaledka Jubbaland Axmed Max’ed Islaam (Axmed Madoobe) ay u duuleen dalka Itoobiya. Wafdiga Madaxweynaha ayaa booqandoona degaanka Ismaamulka Somaalida Itoobiya ee xaruuntooda ay tahay Jig-jiga,waxaana la filayaa in kulamo more...

Puntland News , Somali News

U Gaar Dumarka :.Sidee U Noqon Kartaa Boqorad Ragga Ay U Waashaan

By at June 13, 2013 | 1:47 pm | 0 Comment

U Gaar Dumarka :.Sidee U Noqon Kartaa Boqorad Ragga Ay U Waashaan

Wali naftaada mala istaagtay oo ma weydiisay inaad tahay haweeney naaajixad ah ? Mase raadinaysaa najaax mase nafta ayaad u deysay inay kuu wado meesha ay doonayso? Sida looga bartay gabdhaha qaar najaaxa waxey uga soo tageen albaabka jaamacada ama madarasada xiligaa oo ay u arkayeen inay ku najaxaan daraasadooda si ay u helaan camal. Waxaa waajib ku ah gabadha more...

Puntland News , Somali News

Xog Hoose : Shirqool Lala Damacsan Yahay Maamulka Jubaland Lagu Burburiyo (Akhri)

By at June 13, 2013 | 1:40 pm | 0 Comment

Xog Hoose : Shirqool Lala Damacsan Yahay Maamulka Jubaland Lagu Burburiyo (Akhri)

Xilibaano iyo xubno ka socda xisbiga Damul-Jadiid aya amagaalada Nairobi waxay ka wadaan olole looga soo horjeeda dhisamaha Jubaland iyo waliba Ciidamada Kenya ee Koonfurta Soomaliya Jooga. Xubnaha waxaa ka mid ah, Xilibaan Guure, Xilibaan Xoosh, Xilibaan Cabdulaahi Goodax Bare, Xilibaan faarax Cabdiqaadir, Xilibaan Cabdilaahi jaamac Kaboweyne, Kamaal Guutaale oo more...

Puntland News , Somali News

Xaflad loo dhigay arday ka baxday Gambool

By at June 13, 2013 | 1:29 pm | 0 Comment

Xaflad loo dhigay arday ka baxday Gambool

Hoolka shirarka ee PSU Garowe ayaa maanta 13 June,203 lagu qabtay xaflad ay dhigteen ardayda sanad dugsiyeedka 2012/2013 ka baxday dugisa sare Gambool oo tiradoodu gaaraysay 388 iskuguna jiray wiilal iya gabdho. Gudoomiye ku xigeenka Barlamanka Xaaji Xuseen Yaasiin ,wasiirka waxbarashada Cabdi Faarax Juxa ,labada ku xigeen ,wasiiro ,xildhibaano ,aqoonyahano ,culimo more...

Puntland News , Somali News

Tahriibta Soomaalida u socdaalaya Liibiya oo sii kordhaya

By at June 13, 2013 | 1:18 pm | 0 Comment

Tahriibta Soomaalida u socdaalaya Liibiya oo sii kordhaya

Wararka nagga soo gaaraya magaaladda Addisababa ee dalka Itoobiya ayaa sheegaya maalmihii u danbeeyey inay halkaasi gaareen boqolaal dhalin yaro Soomaali ah , kuwaasi oo hayaan ugu jira siday u gaarri lahayeen dalka Liibiya, Wariye kusugan magaaladda Addisababa oo laggu magacaabo Sakariye khaliif ayaa warbaahinta u sheegay maalmihii u danbeeyey sida ay u korortay more...

Puntland News , Somali News

Xiriirka DF Somalia & Dalalka deriska

By at June 13, 2013 | 10:02 am | 0 Comment

Xiriirka DF Somalia & Dalalka deriska

Wasiirka Madaxtooyada dowlada Federaaalka ah Farax Cabdulqaadir ayaa soo gaarey maalmahii la soo dhaafey 10-13 May,2013 magaalada Addis Ababa. Lama oga waxa uu la xiriiro safarkiisa balse GO ayaa fahansan inuu la kulmey Raisal wasaare Hailemariam Desalegn iyo Wasiirkiisa arrimaha dibada isagoo u gudbiyey waraaq uu uga wadey Madaxweynaha dowlada Federaalka ee more...

Puntland News , Somali News

Gabadhyar Oo Aan Dareemayn Xanuunka Iyo Gaajada Oo Ka Yaabisay Dhakhaatiirka Caalamka

By at June 13, 2013 | 9:47 am | 0 Comment

Gabadhyar Oo Aan Dareemayn Xanuunka Iyo Gaajada Oo Ka Yaabisay Dhakhaatiirka Caalamka

Gabadhyar oo u dhalatay Wadanka Maraykanka ayaa laga yaaban yahay, waxaanay ku noqotay mucjiso fajac iyo Amarkaag dhamaanba dhakhaatiirta iyo dadweynahba . Gabadhanyar ayaa waxay au dhalatay wadanka maraykanka waxaana magaceedu yahay Ashlyn Blocker  ayadda oo jirta  12. Mucjisadda gabadhan ayar ayaa ah wax xanuuna ama dareema oo ay leedahay ma jiro wax kasta oo lagu more...

Puntland News , Somali News

DEG DEG:Madaxda Jubbaland iyo ergooyinkii oo hada usocdo shir looga tashanayo dhameystirka maamulka Jubbaland(filo sawirada)

By at June 13, 2013 | 9:34 am | 0 Comment

DEG DEG:Madaxda Jubbaland iyo ergooyinkii oo hada usocdo shir looga tashanayo dhameystirka maamulka Jubbaland(filo sawirada)

War  degdeg ah oo hada nasoo gaadhay ayaa sheegaya in hada uu kulan kasocdo hoolka shirarka ee Jaamacada Kismaayo kaas oo ay ka qeyb qaadanayaan dhamaan gudigii farsamada, saxiixayaashii qorshaha Jubbaland  iyo ergooyinkii degmooyinka.Wxaa sidoo kale goobjoog ah bahda saxaafada. Kulankan ayaa sida wariyaha Dhanaan.com kusoo waramayo ku saabsan laba arimood oo kala ah more...

Puntland News , Somali News

Aqoonyahan Ka Soo Jeeda Beesha Gabooye Oo Saldhiga Dhexe Ee Hargeysa Ugu Xidhan Aragti Uu Ku Baahiyey Facebook

By at June 13, 2013 | 12:32 am | 0 Comment

Aqoonyahan Ka Soo Jeeda Beesha Gabooye Oo Saldhiga Dhexe Ee Hargeysa Ugu Xidhan Aragti Uu Ku Baahiyey Facebook

Ciidamada Bilayska ayaa xabsiga u taxaabay Aqoonyahan ka soo jeeda Beesha Gabooye oo magaciisa la yidhaahdo Cumar Maxamuud Xuseen (Ina Dhagoole), kaas oo ay Xadhigiisa amartey Xeer Ilaalinta gobolka Hargeysa ka dib markii sida la sheegay ay Madax dhaqmeed beeshiisa ka tirsani ay ku soo dacweeyeen Aragti shaqsi ah oo ku baahiyey barta Facebook. Sidoo kale Aqoonyahanka ka more...

Puntland News , Somali News

Axmed Madoobe oo dib ugu laabtay Kismaayo.

By at June 12, 2013 | 1:02 pm | 0 Comment

Axmed Madoobe oo dib ugu laabtay Kismaayo.

Madaxweynaha maamulka Jubbaland Axmed Maxamed Islaan ayaa maanta dib ugu laabtay  magaaladda Kismaayo ee xarunta gobolka Jubbada Hoose. Axmed Moddoobe ayaa mudooyinkii ugu dambeeyay  kusugnaa magaaladda Nairobi ee dalka Kenya.  waxaana uu kulamo halkaasi kula soo qaatay madaxda dalkaasi Kenya ,  madaxweynaha Puntland iyo  madax kasocota Dowladda  more...

Puntland News , Somali News

Qabyaalad Burco Ka Reebtay Tartankii Ciyaaraha Gobolada Iyo Xukuumadda Oo Xabsiga Ku Gurtay Dhamaan Ciyaartoygii

By at June 9, 2013 | 3:06 pm | 0 Comment

Qabyaalad Burco Ka Reebtay Tartankii Ciyaaraha Gobolada Iyo Xukuumadda Oo Xabsiga Ku Gurtay Dhamaan Ciyaartoygii

Ciyaaryahanadda Xulka Gobolka Togdheer ee sanadkan uga qayb gelayay Tartanka Ciyaaraha Goboladda Somaliland ayaa ciyaarihii gobolada uga hadhay Qabyaalad soo kala dhexgashay, kuwaas oo Ciidanka Amaanku gabi ahaantoodb u taxaabeen Saldhiga dhexe ee Magaaladda Hargeysa. Ciyaaryahanaddan ayaa badankoodu ka soo jeeda laba beelood oo wada dega Magaaladda Burco, kuwaas isku more...

Puntland News , Somali News

Xaalada Kismaayo oo dagan oo hadhaagii maleeshiyaadkii Iftin Xasan Baasto oo isasoo dhiibay

By at June 9, 2013 | 1:39 pm | 0 Comment

Xaalada Kismaayo oo dagan oo hadhaagii maleeshiyaadkii Iftin Xasan Baasto oo isasoo dhiibay

Wararkii ugu dambeeyay ee naga soo gaadha magaalada Kismaayo ayaa sheegaya in hadhaagii maleeshiyaadkii Iftin Xasan Baasto ay isu soo dhiibeen maamulka more...

Puntland News , Somali News

Dagaal laga cabsi qabo in maalinta bari ah markale dib uga qarxo Kismaayo

By at June 8, 2013 | 11:23 pm | 0 Comment

Dagaal laga cabsi qabo in maalinta bari ah markale dib uga qarxo Kismaayo

Wararkii ugu dambeeyay ee caawa laga helayo Kismaayo ayaa sheegaya in labaatameeyo katirsan maleeshiyadii magaalada laga saaray iyo ciidan xoogan oo lagu sheegay inay yihiin Alshabaab ay caawa gudaha usoo galeen qaar kamida xaafadaha magaalada Kismaayo siiba dalcada Via-Afmadow oo ah halkii maanta dagaalkii ugu badnaa uu ka dhacay. Maalinta bari ah ayaa aad looga more...

Puntland News , Somali News

Hawlgalo Ay Ciidanka Amaanku Fuliyeen Oo Lagu Qab-Qabtey Dad Uu Ku Jiro Sarkaal Sare Oo Haystey Unug Ciidanka SPU-Da Ka Tirsan Oo Lala Xidhiidhiyey Kooxda Al-Shabaab

By at June 8, 2013 | 12:35 am | 0 Comment

Hawlgalo Ay Ciidanka Amaanku Fuliyeen Oo Lagu Qab-Qabtey Dad Uu Ku Jiro Sarkaal Sare Oo Haystey Unug Ciidanka SPU-Da Ka Tirsan Oo Lala Xidhiidhiyey Kooxda Al-Shabaab

Hawlgalo  balaadhan oo ay Nuskii Dambe Ee Xalay Ciidanka Amaanku Fuliyeen ayaa Lagu Qab-Qabtey tiro dad ah oo uu Ku Jiro Sarkaal Sare Oo Taliye u ahaa Unug ka tirsan Ciidanka SPU-Da Somaliland, kaas oo Xogaha laga helayaa ay Sheegayaan Inay Ka Tirsanaayeen kooxda Al-Shabaab. Sarkaalkan SPU-da ka tirsan iyo tirada dadka ah ee la qabqabtey ayaa iyagu wakhtigan ku jira more...

Puntland News , Somali News

Madaxda Puntland iyo Jubaland oo ku kulmay Nairobi maanta

By at June 7, 2013 | 10:25 am | 0 Comment

Madaxda Puntland iyo Jubaland oo ku kulmay Nairobi maanta

Kulankaasi waxaa goob joog ka ahaa Wasiirka Arrimaha Gudaha Puntland Gen. Cabdullahi Axmed Jamac (Ilkajir), Rai’sul Wasaarihii hore ee Soomaaliya Dr Cumar Cabdirashid Cali Sharmake, Wasiirkii hore ee Gaashaandhigga Dowladda Federaalka Soomaaliya Prof. Maxamad Cabdi Gaandi, Gudoomiyaha Ururka Ahlu Sunna Wal Jameeca Shiikh Maxamad Maxamud Yusuf (Aw Libaax), iyo more...

Puntland News , Somali News

Shil gaari oo sababay dhimasho iyo dhaawac oo ka dhacay meel ku dhow Bosaso.

By at June 6, 2013 | 1:57 pm | 0 Comment

Shil gaari oo sababay dhimasho iyo dhaawac oo ka dhacay meel ku dhow Bosaso.

Inta la hubo 4 qof ayaa ku dhimatay Todoba Kalena way ku dhaawacmeen kadib markii gaari xamuul ah uu ku gadoomay inta udhaxeysay Tuuloyinka Timirshe iyo Dharjale ee gobolka bari. Dadka ku dhintay shilkaan gaari ayaa kala ahaa 4 dumar ah iyo hal rag ah, kuwaas oo kamid ahaa rakaabkii gaariga saarnaa. Dadka ku dhaawacmay shilkaas gaari ayaa loo cararay isbitaalka magaalada more...

Puntland News , Somali News

Ciidamada AMISOM ee ku sugan dalka Soomaaliya ayaa waxa ay bilaabeen qorsha cusub oo ay ku dhibateynayaan shacabka Soomaliyeed ee dhibanaha ah u ah dhinacyada isku dilaya Soomaaliya.

By at June 6, 2013 | 12:52 pm | 0 Comment

Ciidamada AMISOM ee ku sugan dalka Soomaaliya ayaa waxa ay bilaabeen qorsha cusub oo ay ku dhibateynayaan shacabka Soomaliyeed ee dhibanaha ah u ah dhinacyada isku dilaya Soomaaliya.

Ciidamada AMISOM ee ku sugan dalka Soomaaliya ayaa waxa ay bilaabeen qorsha cusub oo ay ku dhibateynayaan shacabka Soomaliyeed ee dhibanaha ah u ah dhinacyada isku dilaya Soomaaliya. Arintaan cusub ayaa waxa ay tahay mid laga soo min-guuriyay ciidamadii Ethiopia ee caasimada Soomaaliya ku sunaa sanadii 2007-2008-dii kuwaas oo dili jiray, xiri jirya oo jir dili jiray more...

News , Somali News

Fah faahin Dil Maanta Kadhacay Hobyo

By at June 6, 2013 | 12:48 pm | 0 Comment

Fah faahin Dil Maanta Kadhacay Hobyo

Waxaa Maanta Duhurkii lagu Toogtay Bartamaha Magaalada Hubyo Taliyhii Ciidanka Booliska Hobyo ee Maamulka Gal Mudug Cabdiwali Xasan Xirsi Farabadan kaas oo ay kooxo Hubaysan ay Togteen . Mid kamid ah Dadka Degaanka Hobyo oo Waraysi siyeey Dalweyn  Media ayaa kawaramay Qaabka ay wax u dhaceen isagoo sheegay in Ciidamada amaanka ee Gal Mudug ay Wadaan Baaritaano Dheeri more...

Puntland News , Somali News

Darawal Bas Waday Oo Ilbidhiqsiyo Seexday Iyo Baskii Oo khasaare Ba’an Ka Dhashay

By at June 5, 2013 | 1:39 pm | 0 Comment

Darawal Bas Waday Oo Ilbidhiqsiyo Seexday Iyo Baskii Oo khasaare Ba’an Ka Dhashay

Darawal Bas oo u dhashay dalka Poland una waday Caruur ciyaala iskuul ah oo u dhalatay dalka Ruushka magaalada Paris ee caasimada dalka Faransiiska ayaa xili uu marayay gudaha dalka Poland waxa uu ilbidhiqsi yar qabatay Hurdo ka dibna Baskii oo xiimaya ayaa ka dhacay buundo dheer oo jar ah. Rakaabka Baskan saarnaa oo ahaa Ciyaala Iskuul u dhashay dalal Ruushka balse more...

Puntland News , Somali News

Masuuliyiinta Dawlada Soomaaliya OO Dabacsanaan Ka Muujinaya Mawqofkoodii Hore Ee Jubbaland Ay Ka Qabeen

By at June 5, 2013 | 1:12 pm | 0 Comment

Masuuliyiinta Dawlada Soomaaliya OO Dabacsanaan Ka Muujinaya Mawqofkoodii Hore Ee Jubbaland Ay Ka Qabeen

Wararka naga soo gaadhaya magaalada Nairobi ayaa waxay tibaaxayaan in wasiirka arrimaha dibbada Soomaaliya Fowziyo Yuusuf Xaaji ay sheegtay in dawalada Soomaaliya rali ka tahay masuuliyiintii dadkoodu doortaan, balse loo baahan yahay in dastuurka Soomaaliya lagu dhaqmo keliya. Wararka ayaa waxay intaasi ku darayaan Marwo Foosiyo mar ay ka hadlaysay arimaha qaxootiga more...

Puntland News , Somali News

Ogaysiis ku socda Reer Leicester-UK– Xaflada Taageerada Jubaland oo Jamcada dhacaysa

By at June 4, 2013 | 1:05 pm | 0 Comment

Ogaysiis ku socda Reer Leicester-UK– Xaflada Taageerada Jubaland oo Jamcada dhacaysa

Ogeysiis Dhammaan bulshoweynta Soomaaliyeed ee ku nool magaalada Leicester iyo agagaarkeedaba waxaa lagu wargalinayaa in magaalada Leicester lagu qaban doono xaflad si heer sare ah loosoo agaasimay oo lagu taageerayo maamulka Jubbaland State ee Madaxweyne Axmed Islaam – Axmed madoowe iyo madaxweyne kuxigeenka Janaraal Cabdullaahi Ismaaciil more...

Puntland News , Somali News

Shil Gaadhi OO Ka Dhacay Magaalada Boosaaso OO Sababay Dhimasho Iyo Dhaawac

By at June 4, 2013 | 12:55 pm | 0 Comment

Shil Gaadhi OO Ka Dhacay Magaalada Boosaaso OO Sababay Dhimasho Iyo Dhaawac

Wararka naga soo gaadhaya magaalada Boosaaso ee xarunta gobolka Barri ayaa waxay tibaaxayaan in saddex ruux ay ku geeriyoodeen shan kalana ay ku dhaawacmeen kadib markii baabuur uu gudaha u galay goobo lagu ganacsado magaalada Boosaaso. Wararka ayaa waxay intaasi ku darayaan in dadka ku geeriyooday iyo kuwa ku dhaawacmay shilkan ay ahaayeen dad ku sugnaa goobo more...

Puntland News , Somali News

Axmed Tigana waa Agaasimaha Cusub ee Wasaarada Dhalinyarada iyo cayaaraha Puntland

By at June 4, 2013 | 12:45 pm | 0 Comment

Axmed Tigana waa Agaasimaha Cusub ee Wasaarada Dhalinyarada iyo cayaaraha Puntland

Wareegto kasoo baxdey Madaxtooyada Puntland oo uu ku saxiixan yahay Madaxweyne Cabdiraxmaan Sheikh Maxamed Faroole ayaa lagu magacaabey Agaasimaha Guud ee Wasaarada shaqada, Ciyaaraha iyo dhalinyarada ee Puntland, waxaana loo magacaabay Axmed Cabdalla Tigaana oo ka mid ahaa Qurba joogta Puntland ee UK. Tigaana wuxuu khibrad dheer u leeyahay Ciyaaraha iyo dhalinyarada more...

Puntland News , Somali News

Ciidanka howgalka Nato oo adeegyo caafimaad ka fuliyay dhulka xeebaha Puntland

By at June 4, 2013 | 12:38 pm | 0 Comment

Ciidanka howgalka Nato oo adeegyo caafimaad ka fuliyay dhulka xeebaha Puntland

Saraakiisha ciidanka  Nato ee howgalka u jooga xeebaha Puntland ayaa dad ka badan 600 oo qof u sameeyay gargaar caafimaad oo ka kooban daawayn iyo baaritaan ka dib markii ay ka codsatay Wasaarada dekedaha Gaadiidka badda iyo la-dagaalanka Burcad badeeda Puntland. Howlahaan  caafimaad ayaa la sheegay in dadka ka faa’idaystay ay ku  noolyihiin deegaanada dhaca more...

Puntland News , Somali News

DEG DEG:MD Axmed Madoobe oo u duulay Nairobi

By at June 4, 2013 | 9:43 am | 0 Comment

DEG DEG:MD Axmed Madoobe oo u duulay Nairobi

War deg deg ah oo hada kusoo dhacay warqabadka Dalweyn com ayaa xaqiijinaya in madaxweynaha maamul goboleedka Jubbaland Axmed Maxamed Islaan(Axmed Madoobe) uu goor dhawayd u duulay magaalada Nairobi si uu uga qeybgalo wadahadalada lagu balansanyahay inay ka dhacaan Nairobi. Dhanka kale waxaa maanta magaalada Nairobi kusoo wajahan madaxweynaha DFS  Xasan Sheekh more...

News , Somali News

Madaxweyne Faroole oo la kulmay madaxweynaha Kenya Uhuru Kenyatta(sawirro)

By at June 4, 2013 | 9:37 am | 0 Comment

Madaxweyne Faroole oo la kulmay madaxweynaha Kenya Uhuru Kenyatta(sawirro)

Madaxweynaha maamul goboleedka Puntland Cabdiraxmaan Sh.Maxamed Faroole ayaa maanta kulan la yeeshay madaxweynaha dalka Kenya Uhuru Kenyatta.Kulankan madaxweyne Faroole iyo madaxweyne Uhuru Kenyatta waxaa goobjooga ka ahaa wasiirada Arimaha Dibada ee Kenya Aamina Maxamed,Prof.Maxamed Cabdi Gaandi iyo Ra’iisulwasaarihii hore ee SomaliaCumar Cabdirashiid. Madaxweyne more...

News , Somali News

Madaxweyne Faroole oo maanta la kulmey Wasiirka Arimaha dibada Kenya

By at June 3, 2013 | 1:38 pm | 0 Comment

Madaxweyne Faroole oo maanta la kulmey Wasiirka Arimaha dibada Kenya

Dowlada Puntland Dr. Cabdiraxmaan Sheikh Maxamed Faroole ayaa maanta la kulmey Wasiirada Arimaha dibada Kenya Amina Mohamed oo ay kawada hadleen arimaha Soomaaliya. Labada Masuul ayaa si qodo dheer uga wadahadlay Xaalada Soomaaliya iyo Soomaalida ku nool Kenya, Waxaa kaloo la isla soo qaadey Joogitaanka Ciidamada Kenya ee Soomaaliya iyo Arimaha Jubooyinka. Kulanka ka more...

News , Somali News