News

Qarax Xoogan oo caawa ruxay Magaalada Baydhabo ee gobolka Bay “Faah Faahinta qaraxa”

By at May 16, 2013 | 6:07 pm | 0 Comment

Qarax Xoogan oo caawa ruxay Magaalada Baydhabo ee gobolka Bay “Faah Faahinta qaraxa”

Wararka ka imaanaya Magaalada Baydhabo ee xarunta gobolka Bay ayaa sheegaya goordhow halkaasi inuu ka dhacay Qarax xooggan oo ilaa iyo hadda aan la xaqiijin khasaaraha ka dhashay. Wararka laga helayo Qaraxa ayaa sheegaya in uu ka dhacay Xaafadda Bardaale ee Magaalada Baydhabo halkaasi oo Fariisin ay ku leeyihiin ciidamadda Madaniga ee dowlada Soomaaliya. Ilaa iyo more...

News , Puntland News

Mid ka mid ah ergadii shirweynaha Jubbaland oo Kismaayo lagu diley

By at May 16, 2013 | 4:42 pm | 0 Comment

Mid ka mid ah ergadii shirweynaha Jubbaland oo Kismaayo lagu diley

Wararka naga soo gaaraya magaalada Kismaayo waxa ay sheegayaan in la diley mid ka mid ah ergaddii shalay u codeysay Sheekh Axmed Madoobe in uu noqdo madaxweynaha Jubbaland. Ninka la diley oo ah nin oday ah oo siweyn ixtiraam oga dhex lahaa bulshada dhexdeeda ayaa waxaa lagu magacaabaa Maxamuu Mahdi oo ka mid ahaa ergadii ka tagtay dalka Koonfur Afrika. Nin hubeysan more...

News , Somali News

Cabdi Maxamed Cumar Juba-land Dhiiganaga Ayaan U Huraynaa”

By at May 16, 2013 | 4:25 pm | 0 Comment

Cabdi Maxamed Cumar Juba-land Dhiiganaga Ayaan U Huraynaa”

Warsaxafadeed kasoo baxay xarunta madaxtooyada ee magaalada jigjiga ee dawlada deeganka soomaalida ee itoobiya oo uu ku sixixnaa madaxwaynaha DDS ee itoobiya cabdi maxamed cumar ayaa waxaa hanbalyo loogu diray madaxwaynaha cusub ee juba-land,(sh, Axmed maxamed islaam Axmed madoobe) Warsaxafadedka oo uu noqol kamid ah allssc  soo garay ayaa waxaa hambalyo loogu diray more...

News , Puntland News

Ururuka Midowga Afrika Ee Saldhigiisu Yahay Magaalada Addis-Ababa OO Ka Hadlay Arimaha Soomaaliya

By at May 16, 2013 | 4:12 pm | 0 Comment

Ururuka Midowga Afrika Ee Saldhigiisu Yahay Magaalada Addis-Ababa OO Ka Hadlay Arimaha Soomaaliya

Warar naga soo gaadhaya caasimada dalkaasi Ethiopia ee magaalada Addi-Ababa ayaa waxay tibaaxayaan in golaha nabadgalyada iyo ammanka ee Ururka Midowga Afrika ay soo dhaweeyeen dhacdooyinkii ugu danbeeyay ee dalka Somaaliya laga hirgaliyay, sida talaaboyinka loo qaday xal u helista qodobo ku qoran dastuurka Somaaliya iyo weliba dawlada Somaaliya dedaalka ay ugu jirto more...

News , Somali News

Gudigii Xaqiiqa raadinta IGAD oo Kismaayo ku wajahan

By at May 16, 2013 | 3:51 pm | 0 Comment

Gudigii Xaqiiqa raadinta IGAD oo Kismaayo ku wajahan

Gudigii xaqiiqa raadinta IGAD ayaa lagu soo warmayaa in laba maalin gudahood ku tagi doonaan magaalada Kismaayo.Gudigan oo marka hore ku horayn doona magaalada Muqdisho halkaas oo uu ka soo raaci doonaan xubno katirsan DFS.Gudiga ayaa sida qorshuhu ahaa maalin ama laba maalmood joogi doona magaalada iyagoo la kulmi doona ergada iyo odayaasha dhaqanka ee kusugan Jaamacada more...

News , Somali News

Dawlada Canada OO Sheegatay Inay Soo Celisay Xidhiidhkii Ay Lalahayd Soomaaliya 22 Sano Kadib

By at May 15, 2013 | 1:34 pm | 0 Comment

Dawlada Canada OO Sheegatay Inay Soo Celisay Xidhiidhkii Ay Lalahayd Soomaaliya 22 Sano Kadib

Wararka naga soo gaadhaya magaalada Toronto ayaa waxay tibaaxayaan in maalintii salaasadii shalay dawlada wadanka Canada ay sheegatay inay  dib u soo celinayso xirirkeedi diblomaasiyadeed ee ay wadanka Soomaaliya la laheyd, kadib markii ay sheegeen in soomaaliya yidiilo kasoo muuqatay. Wararka ayaa waxay intaasi ku darayaan in kulan ay yeesheen wakilka xoghayaha more...

News , Puntland News

DAAWO SAWIRADA:Madaxweynaha “Midowga Yurub waxeey Gudaha Soomaaliya ku tababarayaan Ciidanka XDS”

By at May 15, 2013 | 1:30 pm | 0 Comment

DAAWO SAWIRADA:Madaxweynaha “Midowga Yurub waxeey Gudaha Soomaaliya ku tababarayaan Ciidanka XDS”

Madaxweynaha Soomaaliya Mudane Xasan Shiiq Maxamuud ayaa maanta ka qeyb galay munaasabad xariga looga jarayay xafiiskii tababarada Midowga Yurub kaas oo horay uga furnaa dalka Uganda loona soo rayay magaalada Muqdisho Mudane Xasan Shiiq Maxamuud oo hadal ka jeediyay munaasabadii lagu furayay xafiiska ayaa yiri“ Sedexdii sano ee lasoo dhaafay waxeey Midowga Yurub more...

News , Somali News

DEGDEG:Axmed Madoobe oo ku guulaystay doorashadii Madaxweynaha Jubbaland

By at May 15, 2013 | 1:20 pm | 0 Comment

DEGDEG:Axmed Madoobe oo ku guulaystay doorashadii Madaxweynaha Jubbaland

War hada soo dhacay ayaa noo xaqiijiyay in Sheekh Axmed Maxamed Islaam (Axmed Madoobe) uu ku guulaystay xilka madaxweynaha Jubbaland.495 cod ayuu helay  Madaxweyne Sheekh Axmed Madoobe.Warsidaha Dalweyn .com wuxuu halkan hambalyadii ugu horaysay udirayaa madaxweyne Sheekh Axmed  xilka culayska leh ee uu ku more...

News , Somali News

Ciidamo Mushahar la’aan ka gadooday oo Bosaso gudaha usoo galay

By at May 9, 2013 | 11:25 am | 0 Comment

Ciidamo Mushahar la’aan ka gadooday oo Bosaso gudaha usoo galay

Sidii aan horay idiinku balan qaadnay waxaan halkan hoose kusoo gudbinaynaa hadaladii uu madaxweynuhu ka jeediyay shirmadaxeedkii IGAD ee 03/05/2013  ka dhacay Addis Ababa kaas oo si qoto dheer looga hadlay arimaha maamul usameynta Jubooyinka gaar ahaan shirka ak socda Kismaayo.Waxaan halkan hoose ku qoran qeyb kamida khudbadii uu madaxweynuhu ka jeediyay shirkaas gaar more...

News , Somali News

Waxa isisoo taraya wararka sheegaya in isku shaandheyn lagu sameynayo golaha wasiirada Tiradoodana laga dhigi doono 18 wasiir

By at May 9, 2013 | 11:07 am | 0 Comment

Waxa isisoo taraya wararka sheegaya in isku shaandheyn lagu sameynayo golaha wasiirada Tiradoodana laga dhigi doono 18 wasiir

DALWEYN Waxaa soo baxaya Warar kala duwan oo sheegaya in waqtiyada dhaw laga yaabo in isku Shaandheyn lagu sameeyo Golaha Wasiirada Xukuumada Federaalka Soomaaliya , qaar kamid ah Wasiirada hada jirana ee xilalkooda weyn doonaan. Warar ka laga helayo Xarunta Villo Somalia  ayaa sheegaya in Golaha Wasiirada oo hada ka kooban ilaa 10-Wasaaradood oo isdul saaran sidaasi more...

News , Somali News

DEG DEG: Ciidamadii kusugnaa warshadii hore ee hilibka ee Kismaayo oo loo raray duleedka magaalada

By at May 8, 2013 | 1:52 pm | 0 Comment

DEG DEG: Ciidamadii kusugnaa warshadii hore ee hilibka ee Kismaayo oo loo raray duleedka magaalada

War deg deg ah oo hada nasoo gaadhay ayaa xaqiijinaya in goor dhaweyd la raray ciidamadii ku sugnaa warshidii hore ee hilibka ee magaalada Kismaayo.Masuul kusugan magaalada Kismaayo oo la soo xidhiidhay warsidaha Dhanaan.com ayaa xaqiijiyay in ciidankan laga saaray gudaha magaalada loona raray duleedka Jaamacada Kismaayo.Masuulkan wuxuu sidoo kale sheegay in ciidankan la more...

News , Somali News

Gudomiyihii Ururka Qareenada Ee G/Sanaag Oo Dablay Hubaysani Dhaawacday, Cusbitaalkana Loola Cararay

By at May 8, 2013 | 1:49 pm | 0 Comment

Gudomiyihii Ururka Qareenada Ee G/Sanaag Oo Dablay Hubaysani Dhaawacday, Cusbitaalkana Loola Cararay

Gudomiyaha Ururka Qareenada Ee Gobolka Sanaag Garyaqaal Cali Siciid Jamac Cali Foolow ayaa Shalay subaxnimadii abaaro 11 duhurnimo ay dablay hubaysani weerar ku soo qaadeen waxana garyaqaanka lagu boobay budhadh iyo ulo ay siteen malayshiyaadka soo weeraray waxana intaasi kadib garyaqaanka loola cararay cusbitaalka guud ee Ceerigaabo. Garyaqaan Cali Siciid Jaamac oo more...

News , Puntland News

SAWIRO: Madaxwayne Xasan Shekh oo kulan la qaatay Ganacsato iskugu jira Somali iyo Ajaaniib

By at May 8, 2013 | 1:40 pm | 0 Comment

SAWIRO: Madaxwayne Xasan Shekh oo kulan la qaatay Ganacsato iskugu jira Somali iyo Ajaaniib

London UK,08,May,2013 )Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Hassan Sheikh Maxamud oo khudbad ka jeediyey shirka Ganacsatada iyo Maalgeliyeyaasha oo maanta ka dhacay London ayaa yiri “Soomaaliya waxaan rabnaa in aan ka dhigno dal ku dhisan technologiyadda cusub oo Wadooyinka, dekedaha, airportka, iyo guryaha waa in ay ahaadaan kuwa aan ku dhisneyn more...

News , Somali News

Mudaharaad lagaga Soohorejeedo Siyasada Madaxweynaha Somalia oo Londan ka dhacay

By at May 7, 2013 | 1:36 pm | 0 Comment

Mudaharaad lagaga Soohorejeedo Siyasada Madaxweynaha Somalia oo Londan ka dhacay

Mudaharaad Balaadhan oo lagaga soo horjeedo Madaxwenaha Dawlada Fadaraalka Somalia Xassan Shiikh Maxamud aya ka socda fagaaraha hore ee shirku ka dhacayo,  Boqolaal Dadweyne Somaliyeed oo saluugsan Habdhaqanka Madaxweynaha Somalia aya isugu soo baxay Banaan baxan, Polic wadanka Uk aya si adag u adkeeye amaanka Goobtaas yadoo  Mudaharaadkan oo ay dadku Lulayaan erayo ka more...

News , Puntland News

Shirkii Arimaha Soomaaliya Looga Hadlayey OO Si Rasmi Ah Uga Furmay London+sawiro

By at May 7, 2013 | 10:58 am | 0 Comment

Shirkii Arimaha Soomaaliya Looga Hadlayey OO Si Rasmi Ah Uga Furmay London+sawiro

Maanta ayaa waxaa magaalada London si rasmi ah uga furmay shirkii looga hadlayey horumarinta dalka Soomaaliya oo ay ka soo qayb galeen ilaa iyo 58 dowladood iyo hay’adaha qaramada midoobi, shirkaas oo hada si rasmi ah u socda. Wararka ayaa waxay intaasi ku darayaan in shirka uu si rasmi ah u furay Ra’iisul wasaaraha dalka Britain David Cameron, silamarkaana Waxaana more...

News , Somali News

War Deg-Deg Ah Magaalada Buuhoodle Oo Laga Dareemayo Abaabulka 18 May Oo AH Maalinta Ololaha Nadaafada Gobolada SSC

By at May 6, 2013 | 2:25 pm | 0 Comment

War Deg-Deg Ah Magaalada Buuhoodle Oo Laga Dareemayo Abaabulka 18 May Oo AH Maalinta Ololaha Nadaafada Gobolada SSC

Waxaa Maanta Magaalada Buuhoodle Laga Dareemayaa Abaabul Xoogan oo Laga Wado Xaafadaha Iyo Suuqyada Waaweyn Ee Magaalada Buuhoodle Abaabulkaas Oo Ku Aadan 18 May Oo Ah Maalinta Loo Asteeyey Nadaafada Gobolada SSC WaxWaxaa Maanta Magaalada Buuhoodle Laga Dareemayaa Abaabul Xoogan oo Laga Wado Xaafadaha Iyo Suuqyada Waaweyn Ee Magaalada Buuhoodle Abaabulkaas Oo Ku Aadan 18 more...

News , Puntland News

Britain: ”Waa u fursad dib u dhiska dalka iyo xasiloonida”

By at May 6, 2013 | 12:51 pm | 0 Comment

Britain: ”Waa u fursad dib u dhiska dalka iyo xasiloonida”

Dowalada Britain ayaa sheegtey in shirka London 33 furmaya beri 7 May,2013 uu fursad cusub u yahay Somalia sidii dib loogu dhisi lahaa awooda dowladda iyo xasiloonida dalka. Wasiirka wasaarada arimaha dibada Britain u qaabilsan Afrika Mark Simonds ayaa warsaxaafadeed ka soo baxay xafiiskiisa hadalkan ku sheegey,waxana uu xusey in Beesha Caalamku taageero la garab more...

News , Somali News

Breaking News: Ciidamada Bilayska Oo Galalafay Guriga Ay Magaaladda Hargeysa Kaga Nooshahay Hooyadda Dhashay Amiirka Al-Shabaab

By at May 6, 2013 | 12:44 pm | 0 Comment

Breaking News: Ciidamada Bilayska Oo Galalafay Guriga Ay Magaaladda Hargeysa Kaga Nooshahay Hooyadda Dhashay Amiirka Al-Shabaab

Ciidamadda Bilayska oo uu horkacayo Taliyaha Booliska Somaliland Sareeye Guuto Cabdilaahi fadal iimaan ayaa Goordhawayd Gaadh xoogan ka qabtay Guriga ay Hargeysa kaga nooshahay Hooyada dhashay Amiirka AL-Shabaab Axmed Cabdi Godane (Abu-Subeer), iyaga oo qaar ka tirsan ciidankaas oo watay lix gaadhi ay Guriga Gudihiisa baadheen, Guriga Reer Cabdi Godane waxa ku nool more...

News , Somali News

Maxaad ka ogtahay todobada ciidan ee Africa ugu xooga iyo tayada badan?

By at May 6, 2013 | 12:37 pm | 0 Comment

Maxaad ka ogtahay todobada ciidan ee Africa ugu xooga iyo tayada badan?

Warbixin lagu soo daabacay wargeyska ka faalooda awooda iyo tayada ciidanka militariga ee dalalka aduunka ayaa soo bandhigay todobada dal ee ka tirsan Africa ee ciidankoodu ugu awooda sareeyo Africa,waxaana halkan kusoo gudbinaynaa todobada dal anagoo ukala soo hormarin doonaa sida ciidankoodu ukala sareeyo. 1)EGYPT(MASAR) Waa dalka ciidan ahaan ugu sareeya Afrika more...

News , Puntland News

Iga raali noqo xaaskeygii waxaan guursanayaa xaas kale (ugaar ah dumarka )

By at May 6, 2013 | 12:29 pm | 0 Comment

Iga raali noqo xaaskeygii waxaan guursanayaa xaas kale (ugaar ah dumarka )

intooda badan in ay naago badan guursadaan waxaa ku kalifa dumarka waayo haddii qofkii aad soo guursatay aad Farxad ka weyso isla markaana la nolashaheedan aadan ka faaidin wax aan culeys iyo qeylo ahayn waxaa lama huraan kugu noqoneyso in aad raadsato xal aad uga nasan karto mararka qaar gurigan aadan nasiinada ku heysan . Raga in ay afar xaas guursaadaan alle ayaa u more...

News , Somali News

Kulamo u socday saraakiisha sare ee hoggaamisa maamul gobolleedka Jubaland iyo saraakiisha ciidamada ku sugan saddexda gobol ee jubbooyinka iyo Gedo ayaa lagu soo gabagabeeyey in la dhiso ciidan qaran.

By at May 5, 2013 | 3:39 pm | 0 Comment

Kulamo u socday saraakiisha sare ee hoggaamisa maamul gobolleedka Jubaland iyo saraakiisha ciidamada ku sugan saddexda gobol ee jubbooyinka iyo Gedo ayaa lagu soo gabagabeeyey in la dhiso ciidan qaran.

DALWEYN Dhismaha ciidamada ayaa laga soo billaabi doonaa UNUG waxaana la sheegay in la isku dhafi doono ciidamada ku sugan saddexda gobol ee jubaland muddo kooban. Shirkan oo la isku raacay in la isku dhafo ciidamada maadaama uu dhow yahay xilligii loo gudbayey maamul goboleedka jubaland ayey muhiim noqotay in la isku daro ciidamada hadda loogu yeero KAAMBOONI, more...

News , Puntland News

Akhriso Weriyayaal Qaadashada Laamaha BBC Somali Service Iyo VOA Somali Service Iyo Cadaalad Darrada Ka Jirta, Akhriso Magacyada Weriyayaasha Labada Laamood Iyo Halkay Ka Soo Jeedaan Maxaadse Ka Taqaana Lahjadda Iyo Afsoomaaliga Qalooca Ee Ay Ku Hadlaan

By at May 5, 2013 | 3:09 pm | 0 Comment

Akhriso Weriyayaal Qaadashada Laamaha BBC Somali Service Iyo VOA Somali Service Iyo Cadaalad Darrada Ka Jirta, Akhriso Magacyada Weriyayaasha Labada Laamood Iyo Halkay Ka Soo Jeedaan Maxaadse Ka Taqaana Lahjadda Iyo Afsoomaaliga Qalooca Ee Ay Ku Hadlaan

DALWEYN Labadan idaacadood ee ka tirsan laamaha dalalka maraykanka iyo ingiriiska idaacadooda, waxa la kala aasaasay BBC somali 1957-kii iyo VOA somali 2007-dii. Ujeedada labadan lamood waa inay wax u sheegaan dadyowga af-soomaaliga ku hadla ee degan geeska afrika iyo waliba kuwa aduunka u haajiray. Dadyowga degan geeska afrika ee af-soomaaliga ku hadlaa waxay rabaan in more...

News , Somali News

FADEEXAD:-faysaal Waraabe Oo Isagoo Cabsan Yiri”Xasan Sheekh Anaga Weye Cida Uu Hubka U Soo Urur Sanaya,Aan iska Celino”

By at May 5, 2013 | 1:08 pm | 0 Comment

FADEEXAD:-faysaal Waraabe Oo Isagoo Cabsan Yiri”Xasan Sheekh Anaga Weye Cida Uu Hubka U Soo Urur Sanaya,Aan iska Celino”

DALWEYN Waxaa Faysal Waraabe Hogaamiyaha cadiifada Dheer Leh Hadaladiisii Ka mid ahaa“”Xasan Sheekh Maxamuud wuxuu u fakaraa sidii Al itaaxaadkii, sidii maxaakiimtii, sida Al-shhabaabka”. Wuxuu ku fakaraa sidoodii oo kale oo ahayd waxaan soo celinaynaa shantii Somaliyeed, Xasan Ma ogola Dowlad Goboleedyadii, ma ogola Puntland, Ma ogala in Jubaland dhisanto, Ma more...

News , Somali News

Gudigii Xaqiiq raadinta ee IGAD oo Kismaayo ku wajahan

By at May 5, 2013 | 1:03 pm | 0 Comment

Gudigii Xaqiiq raadinta ee IGAD oo Kismaayo ku wajahan

DALWEYN War hada nasoo gaadhay ayaa sheegaya in gudigii xaqiiq raadinta ee urur goboleedku IGAD usaaray arinta shirka Kismaayo ay diyaar garoobeen maalinta isniinta ahna ay ku wajahan yihiin magaalada Kismaayo.Gudigan oo ka kooban todobada dal ee xubnaha ka ah IGAD, xubno katirsan DFS iyo xoghayaha fulinta ee IGAD Injineer Maxabuub Macalin ayaa lagu soo waramayaa in more...

News , Puntland News

20 ruux oo dhaawac ah oo la gaarsiiyay Isbitaalka Madiina

By at May 5, 2013 | 12:56 pm | 0 Comment

20 ruux oo dhaawac ah oo la gaarsiiyay Isbitaalka Madiina

DALWEYN Caafimaad Isbitaalka Madiina ee magaalada Muqdisho Duniyo Maxamed Cali ayaa ka warbixisay tirada dadka ku dhaawacmay qaraxa ka dhacay Muqdisho ee la gaarsiiyay Isbitaalka. Duniyo waxa ay sheegtay in lasoo gaarsiiyay 20 ruux oo 5 ka mid ah ay sheegtay in marka Isbitaalka lasoo gaarsiiyay ay dhinteen. Madaxa Caafimaadka Ibitaalka Madiina ayaa intaasi ku dartay more...

News , Somali News

Faah Faahin kasoo baxaysa qarax xoogan oo goordhow ka dhacay Magaalada Muqdisho

By at May 5, 2013 | 12:52 pm | 0 Comment

Faah Faahin kasoo baxaysa qarax xoogan oo goordhow ka dhacay Magaalada Muqdisho

DALWEYN Warar dheeraad ah ayaa kasoo baxaya qarax xoogan oo goordhow ka dhacay degmada Hodan ee gobolka Banaadir, iyadoona qaraxaas ay warar kala duwan kasoo baxayaan. Qaraxa ayaa si gaar ah kaga dhacay Isgoyska KM4 ee magaalada Muqdisho, waxaana lasoo sheegayaa inuu ahaa mid loo adeegsaday gaari laga soo buuxiyay waxyaabaha qarxa. Dad goobjoogayaal ah ayaa more...

News , Somali News

SAWIRO: Maamulka Puntland oo qorshaha 5-ta sanno ee soo socota dejineysa

By at May 3, 2013 | 1:45 pm | 0 Comment

SAWIRO: Maamulka Puntland oo qorshaha 5-ta sanno ee soo socota dejineysa

Wasaarada Qorsheynta iyo Iskaashiga Dowlada Puntland ayaa bilowday barnaamij ku saabsan dejinta qorshaha shanta sano ee soo socda ,kadib kulan ka dhacay xarunta wasaarada ayna ka soo qaybgaleen masuuliyiinta wasaarada qorshaynta ,wasaaradaha kale iyo wakiilo ka socdey hayadaha caalamiga ah. Wasiirka Wasaarada Qorsheynta iyo Iskaashiga Dr.Sayid Maxamed Cabdulle oo ka more...

News , Somali News

Shirkii wasiirada Arimaha Dibada ee IGAD oo la soo afmeeray

By at May 3, 2013 | 1:41 pm | 0 Comment

Shirkii wasiirada Arimaha Dibada ee IGAD oo la soo afmeeray

Shirkii 47-aad ee aan caadiga ahayn ee Wasiirada Arimaha Dibada ee IGAD ayaa maalintii shalay ahay ka dhacay magaalada Addis Ababa.Kulankan waxaa soo xaadiray dhamaan dalalka xubnaha ka ah IGAD oo ay kamid tahay Koonfurta Sudan.Ajandaha shirka looga hadlay wuxuu ahaa xaalada siyaasadeed ee Somalia. Kulanka waxaa furay wasiirka Arimaha Dibada ee Ethiopia ahna more...

News , Puntland News

Oday Da’ Ah Oo Dhalay 93 Caruur Ah Oo Qorshaynaya Bishan Inuu Guursado Mar Kale

By at May 2, 2013 | 1:43 pm | 0 Comment

Oday Da’ Ah Oo Dhalay 93 Caruur Ah Oo Qorshaynaya Bishan Inuu Guursado Mar Kale

Nin Oday ah oo u dhashay Emirat-da ayaa sheegay isaga oo leh 93 caruur ah oo ay u dhaleen haween kala duwan oo uu guursaday oo ka kala yimid daafaha dunida, kaas oo hada filaya in loo dhalo ilmo kale ayaa sheegay inuu doonayo in sida ugu dhakhsaha badan uu u guursado. Mohammed Daad Murad, oo loo yaqaano Abu Faisal ayaa sheegay in haweenaydii ugu horaysay uu guursaday more...

News , Puntland News

Daawo:-Sawirada Madaxweynaha Killilka Shanaad oo Xafiiskiisa ku Qaabilay Abwaan Hadraawi, Dacar, Hurre Walanwal iyo Qaar Kale.

By at May 2, 2013 | 1:38 pm | 0 Comment

Daawo:-Sawirada Madaxweynaha Killilka Shanaad oo Xafiiskiisa ku Qaabilay Abwaan Hadraawi, Dacar, Hurre Walanwal iyo Qaar Kale.

DALWEYN Madaxweynha ayaa uga mahadceliyay Abwaaniinta sida sharafta lahayd ee ay uga soo qaybgalewen aaskii iyo booqashada ay ku yimaadeenba Deegaanka soomaalida itoobiya yidhina ku soo dhawaada waa dalkinii,halkaasoo uu ka warbixiyay Doorka Abwaaniinta iyo kor u Qaadista Dhaqanka iyo Hidaha Suubn ee Soomaalida iyo kobcinta luqada Afka Soomaaliga Abwaaniinta ayaa aad uga more...

News , Puntland News