English News

Somali robber sues UK £50k for ‘nightmares’

By at February 25, 2013 | 3:56 pm | 0 Comment

Somali robber sues UK £50k for ‘nightmares’

AN asylum seeker with a string of criminal convictions is suing the Government — claiming its bid to deport him gave him NIGHTMARES. Somali Abdirahman Ajab wants £50,000 compensation for his “mental problems” after being held at an immigration centre for eight months while his case was considered. Amazingly, despite Ajab, 30, having convictions for robbery more...

English News , News

Booliska Magaalada Galkacayo oo dad usoo qab qabtay dilkii Nabadoon Gaboobe.iyado baryahan dawlda muqdisho qaskawaday

By at December 29, 2012 | 3:42 pm | 0 Comment

Booliska Magaalada Galkacayo oo dad usoo qab qabtay dilkii Nabadoon Gaboobe.iyado baryahan dawlda muqdisho qaskawaday

Ciidamada Booliska Magaalada Galkacayo ayaa baaritaano ka sameeyay qaar kamid ah xaafadaha magaaladaasi,kadib dil habeenkii xalay loogu gaystay Waqooyiga Magaalada Galkacayo Allaha u naxariistee Nabadoon Gaboobe Aaden Dalab. Labo dhalinyara ah ayaa la sheegay in ay fuliyeen dilka nabadoon Gaboobe xili uu ku sugnaa Xaafada Israac ee Waooyiga Magaalada more...

English News , Somali News

Somalia gets first woman Foreign minister

By at November 5, 2012 | 8:54 pm | 0 Comment

Somalia gets first woman Foreign minister

Somalia’s Prime Minister Abdi Farah Shirdon has appointed Ms Fawzia Yusuf Haji Aden as the first woman Foreign Minister and Deputy Prime Minister. Ms Aden, who lived in Britain for long before returning home, is among 10 politicians joining the country's new Cabinet announced on Sunday. She hails from the north-western regions where a self-declared authority, more...

English News , News

Somalia’s president names newcomer as PM

By at October 6, 2012 | 6:40 pm | 0 Comment

Hassan Sheikh Mohamud, Somalia's new president, has named Abdi Farah Shirdon Saaid as the country's new prime minister, diplomats and a government source said. Friday's appointment is the first major decision by an administration installed after over 20 years of conflict. Saaid, a political newcomer, has been a prominent businessman in neighbouring Kenya and is more...

English News , News

Al-Shabab rebels pull out of key Somali town of Kismaayo

By at September 29, 2012 | 11:32 am | 0 Comment

Rebel al-Shabab fighters have pulled out of the southern port city of Kismayo, their last stronghold in the country, after a military assault by Kenyan and Somali troops, the rebels have said. "The military command of al-Shabab mujahedeen ordered a tactical retreat at midnight," Ali Mohamud Rage, a spokesman for the rebel group, said on Saturday. Rage said, however, more...

English News , News

Somali rebels reinforce Kismayu, fears of showdown grow

By at September 19, 2012 | 6:24 pm | 0 Comment

  Somalia's al Shabaab Islamist rebels fell back on their last bastion on Wednesday, pouring hundreds of fighters into the port city of Kismayu and raising fears of a bloody showdown with advancing African Union soldiers, residents said. Locals said the al Qaeda-linked insurgents drafted in militants from several outlying regions in southern Somalia. The more...

English News , News

Somali forces battle al-Shabab near Kismayo

By at September 18, 2012 | 2:37 pm | 0 Comment

Somali forces battle al-Shabab near Kismayo

Somali troops backed by African Union forces have clashed with al-Shabab fighters, an al-Qaeda-linked Somali militia, as they try to advance towards the key port town of Kismayo, sources from rival sides have said. Heavy fighting broke out on Monday near Birta-dher, about 40km from Kismayo, the biggest bastion of al-Shabab in southern Somalia, witnesses more...

English News , News

US ambassador to Libya dies in Benghazi consulate attack

By at September 12, 2012 | 6:57 pm | 0 Comment

US ambassador to Libya dies in Benghazi consulate attack

The US ambassador to Libya, Christopher Stevens, has died from smoke inhalation in an attack on the US consulate in the eastern Libyan city of Benghazi, the country's interior ministry and security sources have said. An armed mob attacked and set fire to the building in a protest against an amateur film deemed offensive to Islam's Prophet Muhammad, after similar more...

English News , News

Somali president escapes assassination bid

By at September 12, 2012 | 6:51 pm | 0 Comment

Somali president escapes assassination bid

Explosions and gunfire have rocked the Mogadishu hotel where the newly elected Somali president was meeting with Kenya's foreign minister and other dignitaries, witnesses say. Al Jazeera's Peter Greste, reporting from the Jazeera Palace hotel in Mogadishu, where the attack occurred on Wednesday, said that two explosions had taken place, and that gunfire had erupted more...

English News , News

Wave of deadly bomb blasts hits Iraq

By at September 9, 2012 | 2:40 pm | 0 Comment

Wave of deadly bomb blasts hits Iraq

Suspected al-Qaeda fighters and other armed groups have killed at least 44 people in a wave of attacks in Iraq, gunning down soldiers at an army post and bombing police recruits waiting in line to apply for jobs. Sunday's violence, which struck at least 11 cities and also wounded nearly 240 people, highlighted armed groups' attempts to sow havoc in the country and more...

English News , News

Shir looga hadlayo arimaha Soomaaliya oo maanta oo Axad ah ka furmaya Kampala

By at September 2, 2012 | 1:00 pm | 0 Comment

Waxaa maanta lagu wadaa in Shir Heer Caalami ah uu ka dhaci doono magaalada Kampala ee xarunta wadanka Uganda, kaasoo looga hadli doono arimaha cakiran ee Soomaaliya. Shirka lagu wado in maanta oo Axad ah uu ka furmo magaalo madaxda Uganda ayaa waxaa isugu imaanaya wadamada ku buhoobay urur Goboleedka IGAD, iyadoo Shirka lagu lafa guri doono arimo dhoor ah oo Xalka more...

English News , News

Sharuudaha laga doonaya Musharaxa madaxweynaha oo dhib weyn ku noqon doona Musharaxiinta tirada badan…

By at September 1, 2012 | 12:47 pm | 0 Comment

Sharuudaha laga doonaya Musharaxa madaxweynaha oo dhib weyn ku noqon doona Musharaxiinta tirada badan…

Gudiga doorashada madaxweynaha ayaa shaaca ka qaaday qaar kamid ah sharuudaha laga doonayo qofka noqonaya musharaxa madaxweynaha. Doorashada madaxweynaha oo dhacaysa 10-ka bisha maanta bilowga ah ayaa waxaa musharaxiinta laga doonayaa in ay buuxiyaan sharuudo aad ubadan. Maalinta Isniinta ah ee taariikhda ay ku beegan tahay 3-da Bisha ayaa ay bilaabanaysaa qabashada more...

English News , News

Sheikh shariif oo Walal iyo Walbahaar Seexan la Waqtigina Ka dhamaaday

By at September 1, 2012 | 1:44 am | 0 Comment

Sheikh shariif oo Walal iyo Walbahaar Seexan la Waqtigina Ka dhamaaday

Dalweyn .Madaxweynihii Hore ee DKMG, Sh. Shariif Sh. Axmed ayaa ubaahan in loo sheego isna uu garwaaqsado inuu xilkii madaxweynanimo ka dhamaadey oo maanta dalka uu si sharci ah u xukumo Afhayeenka baarlamaanka Jawaari iyo kuxigeenadiisa. Arintan ayaa umuuqata ineysan wali ka daadagin Sheekh Shariif oo u muuqda inuu ku jahawareersanyahay uuna waayay wax usheego in waagii more...

English News , News

al-Shabaab oo sheegatay inay kasoo riday Diyaarad Military-ga Kenya

By at September 1, 2012 | 12:48 am | 0 Comment

al-Shabaab oo sheegatay inay kasoo riday Diyaarad Military-ga Kenya

Dagaalo faraha looga gubtay ayaa ka soconaya deegaano ka tirsan Jubooyinka, iyadoo dagaaladan ay dhowr jeer la isku noq noqsaday, kaasoo ay guulo ka kala sheegteen dhinacyada iska soo horjeeda. Sida ay wararku sheegayaan dagaaladan oo ah kuwii ugu cuslaa ayaa waxay soo gaareen ilaa fiidnimadii caawa, kadib markii uu galabta uu soo bilowday. War la soo dhigay Bogga more...

English News , News

muwaadin soomaaliyeed oo lagu dilay southAfrica‏

By at August 31, 2012 | 12:16 pm | 0 Comment

muwaadin soomaaliyeed oo lagu dilay southAfrica‏

Ganacsade soomaali ah oo lagu magacaabi jiray maxamuud caliBugle ayaa  lagu dilay tuulada klapmuts ee hoostagta magaalada capetown ee dalkani koonfurAfrika, kaddib markii tuugo ay ku weerartay goobtiisi ganacsi. Allaha u naxariistee ganacsadaha ayaa la sheegay inay dilka u geysteen afar nin oo bastoolado ku hubeysan, kaddibna ay dhac kula dhaqaaqeen goobtiisi ganacsi, more...

English News , News

Faah Faahin: Gudiga Doorashada Madaxweynaha oo kulan yeelanaya iyo qodobada looga hadlayo…

By at August 31, 2012 | 12:10 pm | 0 Comment

Maanta ayaa waxaa lagu wadaa in Magaalada Muqdisho ay ku yeeshaan kulankoodii ugu horeeyay  ay isugu imaanayaan Gudiga Doorashada Madaxweynaha Dalka Soomaaliya kuwaas oo shalay ay iska soo dhexsaareen Xilibaanada Baarlamaanka Soomaaliya. Xilibaan Maxamed Cumar Maxamuud oo ka mid ah Gudiga Doorashada Madaxweynaha oo kulankaan kahadlay ayaa waxa uu sheegay in maanta more...

English News , News

WAR DEG DEG AH: HARGEYSA: RABSHADO KA DHASHAY DAD QAXOONTIYA OO LAGA RARAAYEY NAWAAXIGA WASAARADA QOYSKA

By at August 30, 2012 | 2:45 pm | 0 Comment

WAR DEG DEG AH: HARGEYSA: RABSHADO KA DHASHAY DAD QAXOONTIYA OO LAGA RARAAYEY NAWAAXIGA WASAARADA QOYSKA

Nawaaxiga wasaarada qoyska ee magaalada waxaa ka dhashay buuq iyo qaylo, kadib markii ciidanka boolisku isku dayeen inay raraan dad oromo ah oo halkaas degan, kuwaas oo ay amar ku soo rogtay wasaarada arrimaha gudaha Somaliland.   Sida uu ku soo waramaayo wariye Saleebaan Sahal Jaamac oo haatan ku sugan goobta ay rabshadu ka socoto, wuxuu intaas ku daray inay more...

English News , News

Shirkii Baarlamaanka Somalia oo hadda si Rasmi ah u furmay

By at August 30, 2012 | 12:21 pm | 0 Comment

Shirkii Baarlamaanka Somalia oo hadda si Rasmi ah u furmay

Waxaa haatan si rasmi ah u furmay kulankii maanta ay ku ballansanaayeen xubnaha baarlamaanka Somalia oo uu maanta shir guddoomin doono guddoomiyaha cusub pro. Max’ed Sh. Cismaan Jawaari. Kulanka oo hadda ka furmay xarunta School bulusiya ayaa la sheegaya in diiradda lagu saari doono habka ay u dhacayso doorashada madaxwayne ee Somalia. Waxaa sidoo kale kulanka more...

English News , News

“WANKA MACASHA II QABO” – W/Q Idiris M.Caliris

By at August 30, 2012 | 1:25 am | 0 Comment

“WANKA MACASHA II QABO” – W/Q Idiris M.Caliris

Nin wal ba oo maamul-wanaag iyo cuddoonaan hoggaamineed lagu xanto waxaa judhiiba daba taal weedha, “Naag gob ah ayaa garabka haysa!” Wali ma la yiri, marka loo riyaaqay haweenay cuddoonaan hoggaamineed iyo maamul-wanaag ba dunida kaga soo mudh baxday, “Nin gob ah ayaa garabka haya”? La isma weydiiyo! Waxaa ba ugu horraynta la dafirsanyahay in ay haweenay more...

English News , News

Dagaalka culus oo ay ka Qayb Qaadanaayaan Diyaaradaha Kenya oo ka Socda Duleedka Kismaayo

By at August 30, 2012 | 1:22 am | 0 Comment

Dagaalka culus oo ay ka Qayb Qaadanaayaan Diyaaradaha Kenya oo ka Socda Duleedka Kismaayo

Dagaalkaani oo u dhaxeeyay ciidamada huwanta iyo kuwa Al Shabaab ayaa waxa uu haatan ka socdaa deegaanka Janaa_Cabdalle ee duleedka magaalada Kismaayo ee Jubada hoose. sida ay sheegayaan dad goobjoogayaal ah waxaa si lixaad leh dagaalka uga qeebqaadanayaa diyaaraddaha dagaalka dalka Kenya. Majiro wax war ah oo kasoo baxay Saraakiisha ciidamadda huwanta iyo Xarakada more...

English News , News

dowlada angola oo bilowday qaabilaadda qaxootiga soomaalida ah‏

By at August 30, 2012 | 1:00 am | 0 Comment

dowlada angola oo bilowday qaabilaadda qaxootiga soomaalida ah‏

Dowladda dalka angola ayaa billowday inay sharci siiso qaxootiga soomaalida ah ee ku nool dalkeeda kaddib markii wada-hadal uu dhex maray dowladda dalkaasi iyo hay’adda qaramada midoobay u qaabilsan qaxootiga ee UNHCR. Heshiska ay yeesheen labada dhinac ayaa la xidhiidha sidii sharci ay ku heli lahaayeen qaxootiga soomaalidaah. Dowladda angola ayaa durbaba biloowday more...

English News , News

Taliyaha sirdoonka SL. oo sheegay in labadii taliye sirdoon ee ka horeeyay haysteen baasabooro ,Etoobiyaana

By at August 29, 2012 | 1:09 am | 0 Comment

Taliyaha Ciidanka Sirdoonka Somaliland jaamac Maxamed Bootaan (Jaamac Cirro) ayaa qirtay ama cadeeyey inuu haysto Baasaboor diblomaasi oo Itoobiyaana (Diplomatic Eithopian Passaport) kaas oo uu ugu safro caalamka. Jaamac Cirro qoraal uu warbaahinta u gudbiyey wuxuu ku tiraabay " Labadii taliye sirdoon ee iga horeeyay ciidanka sirdoonka waxay haysteen Baasabooro Ajaaniba more...

English News , News

Cali Khaliif oo utanaasulay Pro Jawaari “Faah Faahin”

By at August 28, 2012 | 2:38 pm | 0 Comment

Cali Khaliif oo utanaasulay Pro Jawaari “Faah Faahin”

Cali Khaliif Galeyrd ayaa ku dhawaqay in uu iscasilay, waxaana  uu sheegay in xilkaas uu ugu tanaasulay jagada Gudoomiyaha. Xili lawada sugayay in la guda galo doorashada wareega labaad ee Gudoomiyaha barlamaanka ayaa goordhow waxaa Micrafooka qaatay Cali Khaliif Galeyr oo kalinta labaad galay wareegii koobaad ee doorashada. Waxaa uu sheegay in kadib markii ay more...

English News , News

Xubno caan ah oo codkiidii dhiibtay iyo Halka ay marayso doorashada

By at August 28, 2012 | 11:40 am | 0 Comment

Xubno caan ah oo codkiidii dhiibtay iyo Halka ay marayso doorashada

Waxaa wali si toos ah usoconaysa Doorashada Gudoomiyaha barlamaanka iyadoona ilaa iyo haatan ay codeeyeen xubno muhiim ah oo barlamaanka ku jira. Xildhibaanada ayaa si qarsoodi ah ucodeynaya waxaana ilaa iyo haatan codeysay ilaa 80 Mudane oo katirsan barlanaanka Cusub. Doorashada Afhayeenka barlamaanka ayaa ayaa ilaa iyo haatan waxaa codeeyay ku dhawaad 80 more...

English News , News

War DEG DEG: Amisom oo Sheegay in ay la wareegeen Gacan ku heenta Magaalada Marka

By at August 27, 2012 | 2:00 pm | 0 Comment

War DEG DEG: Amisom oo Sheegay in ay la wareegeen Gacan ku heenta Magaalada Marka

Saraakiisha Ciidamda AMISOM oo lahadlay warbaahinta ayaa waxa ey sheegeen in ay la wareegeen gacan kuheenta Magaalada Marka ee Gobolka Shabeelaha Hoose. Afhayeenka Ciidamada Midowga Afrika ee AMISOM Col:Cali Aadan Xumud oo lahadlay warbaahinta ayaa waxa uu sheegay in Ciidamada iskaa shanaye ee AMISOM iyo kuwa Dowlada Soomaaliya ay si awood ah ula wareegeen Magaalada more...

English News , News

Katariina Ashton: uqaabilsanaha arimaha dibada iyo siyaasada midowga yurub Oo Maanta Muqdisho Soogartay kulanna laqaadatay Madaxda Dowlada

By at August 27, 2012 | 1:56 pm | 0 Comment

Katariina Ashton: uqaabilsanaha arimaha dibada iyo siyaasada midowga yurub Oo Maanta Muqdisho Soogartay kulanna laqaadatay Madaxda Dowlada

magaalada Muqdisho waxaa maanta soogaaray wafdi ay horka ceysay uqaabilsanaha arimaha dibada iyo siyaasada midowga yurub haweyneeda lagu magacaabo Katariina Ashton waxaana ey kulamo laqaadatay Madax katirsan Dowlada Soomaaliya ee uu waqtigeeda idlaaday. Madaxdaan ka tirsan Dowlada waqtigeeda uu dhamaaday iyo Katariina Ashton waxa ey ku kulankooda ku qaateen Garoonka more...

English News , News

Ciidamada Dowlada Soomaaliya iyo kuwa Kenya oo Sheegay in 50-km ay ujira Magaalada kismaayo

By at August 26, 2012 | 2:02 pm | 0 Comment

Ciidamada Dowlada Soomaaliya iyo kuwa Kenya oo Sheegay in 50-km ay ujira Magaalada kismaayo

Dalweyn Saarkiisha ciidamada Dowlada Soomaaliya  oo faafaahin ka bixiyaya duulaankooda kuwajahan Magaalada Kismaayo. Afaheenka Dowlada Soomaaliya ee Gobolada Juboyinka Maxamed Faaraxa oo la hadlay warbaahinta ayaa waxa uu sheegay in Ciidamada Dowlada Soomaaliya oo kaa shana kuwa kasocda Dalka Kenya ay weeran ku yihiin Magaalada Kismaayo ee Xarunta Gobolka Jubada more...

English News , News

Juurile oo ka tanaasuley gudoonka Barlamanka

By at August 26, 2012 | 1:33 pm | 0 Comment

Juurile oo ka tanaasuley gudoonka Barlamanka

Magaalada Muqdisho ayaa waxa haatan ka socda khudbado ay soo jeedinayaan musharaxiinta xilka gudoonka Barlamanka Somalia oo tiradoodu gaareyso ilaa shan mudane. Prof.Cabdirisaaq Xasan Cismaan Juurile oo kamida ahaa musharaxiinta ugu cad cad ayaa daqiiqado ka hor iska casiley tartanka gudoonka Barlamanka DF Somalia. Waxa uu sheegey Prof.Juurile in culeys iyo cadaadis more...

English News , News

Haweyney 109 Ah Oo U Dhalatay Dalka Malaysia Oo Cadaysay In Ay Aad U Doonayso In Ay Mar Uun Ay Caloosheeda Galaan Ilmo Uu Aabe U Yahay Saygeeda 39 Jirka Ahi

By at August 25, 2012 | 1:49 am | 0 Comment

Haweyney 109 Ah Oo U Dhalatay Dalka Malaysia Oo Cadaysay In Ay Aad U Doonayso In Ay Mar Uun Ay Caloosheeda Galaan Ilmo Uu Aabe U Yahay Saygeeda 39 Jirka Ahi

Haweyney 109 ah oo u dhalatay dalka malaysia ayaa cadeysay in ay aad u dooneyso in ay mar uun ay caloosheeda galaan ilmo uu aabe u yahay seygeeda 39 jirka ahi. Wok Kundoor, oo ah sheyb 2006 soo jiidatay saxaafada caalamka kadib markii ay guursatay Mohd Noor Che Musa, oo 70 sano ay ka weynyd ayaa waxa ay u sheegtay jariirada The Star sida ay ugu aad u doonayso in ay more...

English News , News

Xildhibaan Saado Cali Warsame Oo Maanta Ka Dhooftay Magaaladda Minneapolis.

By at August 25, 2012 | 12:17 am | 0 Comment

Xildhibaan Saado Cali Warsame Oo Maanta Ka Dhooftay Magaaladda Minneapolis.

August 25, 2012 – Minneapolis (Dalweyn media ) Fanaanada Qaranka Xildhibaan Saado Cali Warsame oo maanta ka dhooftay garoonka Diyaaradaha ee magaaladda Minneapolis. Xildhibaanka oo ay maanta ku sii sagootiyeen boqolaal taageerayaasheeda ahi ayaa la filayaa in ay gaadho magaaladda Muqdisho maalinta Axada hadii rabi idmo. Fanaanada oo hadalo dardaaran ah ka more...

English News , News