Browsing Posts of Author

Somali robber sues UK £50k for ‘nightmares’

By at February 25, 2013 | 3:56 pm | 0 Comment

Somali robber sues UK £50k for ‘nightmares’

AN asylum seeker with a string of criminal convictions is suing the Government — claiming its bid to deport him gave him NIGHTMARES. Somali Abdirahman Ajab wants £50,000 compensation for his “mental problems” after being held at an immigration centre for eight months while his case was considered. Amazingly, despite Ajab, 30, having convictions for robbery more...

English News , News

Sheekh Cabdulqaadir Nuur Faarax (Gacamey) oo gellinkii dambe ee Maanta lagu dilay Magaalada Garoowe ee xarunta Puntland

By at February 15, 2013 | 5:20 pm | 0 Comment

   Waxaa gellinkii dambe ee Maanta lagu toogtay magaalada Garoowe ee xarunta maamulka Puntland, Sheekh Cabdiqaadir Nuur Faarax (Gacamey) oo ka tirsanaa culimada ugu waaweyn Puntland iyo guud ahaan dalka Soomaaliya.   Shiikha ayaa xilligii la dilayey ku tukanayey salaadda Casarka masjidka Beder oo ku yaalla xaafadda Hodon, waxaa  la xaqiijiyey in uu more...

News , Somali News

Wasaarada amniga Puntland oo kahadashay mudaharaadadii ka dhacay Bosaso iyo Qardho

By at February 6, 2013 | 1:25 pm | 0 Comment

Wasaarada amniga Puntland oo kahadashay mudaharaadadii ka dhacay Bosaso iyo Qardho

Amaanka guud ee magaalada Boosaaso ayaa siweyn loo adkeeyay labadii maalin ee ugu dambeysay waxaanad ku arkeysaa wadooyinka ciidan labalaba u taagan oo gudanaya howl amaanka lagu sugayo. Inkastoo ay maanta xaalada magaaladu ka bedelaneyd tii maalinimadii shalay oo ay dheceen isku day abaabul mudaaharaad lagaga soo horjeeda dowlada Puntland  kaas oo ay soo abaabuleen more...

News , Puntland News , Somali News

Urur Siyaasadeedka Horseed oo madax u doortay Dr Faroole iyo ku xigeenkiisa

By at February 2, 2013 | 6:30 am | 0 Comment

Urur Siyaasadeedka Horseed oo madax u doortay Dr Faroole iyo ku xigeenkiisa

Magaalada Garoowe xarunta deegaanada puntland shalay gelinkii dambe waxa uu ku doortay xusbi siyaasadeedka Horseed Hogaankii horkici laha xiliga dhow ee doorashada Puntland. Madaxweynaha Haatan Xilka haya islamakraana si kumeel gaarnimo ah u ahaa hogaanka Xisbigaas ayay markale u doorteen xubnaha urur siyaasadeedka Horseed in uu noqdo gudoomiyaha Xisbigaasi. Waxaa more...

Puntland News

C/laahi Xassan Abshir(Cadami) oo Loo Magacaabay Gudoomiyaha Waxbarashada Ee Gobolka Bari.

By at December 13, 2012 | 4:31 pm | 0 Comment

C/laahi Xassan Abshir(Cadami) oo Loo Magacaabay Gudoomiyaha Waxbarashada Ee Gobolka Bari.

Wareegto Kasoo Baxday Wasaarada Waxbarashada Dowlada Puntland ayaa Gudoomiyaha Waxbarashada ee Gobolka Bari Waxaa Loogu Magacaabay C/laahi Xassan Abshir (Cadami). Mudane C/laahi Xassan Abshir ayaa Ah Aqoonyahan Da’a Yar Waxna kusoo Bartay Jaamacada ku taal Dalka Pakistaan. Hoose ka Akhriso Digreetada Kasoo Baxday Xafiiska Wasaarada Waxbarashada ee Dowlada more...

News , Somali News

Mid kamid ah Nabadoonadii soo xulay barlamaanka Soomaaliya oo lagu dilay magaalada Muqdisho

By at December 5, 2012 | 7:29 pm | 0 Comment

Rag Hubaysan ayaa galabta ku toogtay magaalada Muqdisho mid kamid ah odayaashii dhaqanka ee soo xulay barlamaanka cusub ee dowlada Soomaaliya. Allah ha unaxariistee Marxuum Maxamed Maxamuud Codey ayaa lagu toogtay gudaha degmada Wadajir ee gobolka Banaadir sida uu sheegay Mid kamid ah qarabaadiisa. Marxuumkan ayaa waxaa lagu dilay meel aan ka dheereyn geerish uu ku more...

News , Somali News

Golaha Wasiirada oo kulan xasaasi ah yeeshay, iyo Ciidamo gaar ah oo loo sameyay Muqdisho

By at November 29, 2012 | 3:49 pm | 0 Comment

Wasiirada dowlada Soomaaliya ayaa maanta yeeshay kulankoodii Khamiislaha ahaa iyadoona kulankaas looga hadlay arimo badan. Shirkan oo uu shir gudoominayay Ra’isul Wasaare Dr Saacid Faarax ayaa waxaa looga hadlay amaanka magaalada Muqdisho. Arimaha amaanka degmooyinka gobolka Banaadir ayaa waxyaabihii laga sheegay waxaa kamid ahaa in la geynayo ciidamo badan, sidoo more...

News , Somali News

Baarlamaanka Soomaaliya oo kulan ay uga hadlayaan Miisaanada sanadka 2013 ku leh Xarunta Golaha shacabka

By at November 25, 2012 | 3:55 pm | 0 Comment

Baarlamaanka Soomaaliya ayaa xilligan kulan ku leh Xarunta golaha shacabka, iyadoo ay uga doodayaan miisaaniyada sanadka 2013-da, kaasoo ay soo diyaarin doonto xukuumada Soomaaliya. Gudi loo xil saaray arrimaha miisaaniyada ayaa su'aalo lagu weydiinayaa, iyadoo dooda ay sii socon doonta, kadibna lagu wado in Xildhibaanada baarlamaanka maalmaha soo socda ay cod u more...

News , Somali News

Faah-faahin Ka Soobaxeysa Al-Shabaab Oo Madafiic Ku Garaacay Kismaayo

By at November 25, 2012 | 3:24 pm | 0 Comment

Sida ay u xaqiijiyeen Warqaad.com qaar kamid ah dadka degaanka ee ku dhaqan Magaalada Kismaayo ayaa waxa ay shaaca ka qaadeyn in madaafiic ay Al-Shabaab ku garaaceyn Magaalada Kismaayo oo maanta ay ka dhaceyn qaraxyo kala duwan oo geestay qasaaro kala duwan. Waxaana la sheegay in Al-Shabaab madaafiic hoobiyaal ah ay ku garaaceyn guri kuyaalla jaamacada kismaayo more...

News , Somali News

Maxadweyne Xasan Sheekh Oo Digniin Culus Ujeediyay Ciidamada Dowlada Sawiro

By at November 25, 2012 | 3:21 pm | 0 Comment

Maxadweyne Xasan Sheekh Oo Digniin Culus Ujeediyay Ciidamada Dowlada Sawiro

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud  ayaa maanta la kulmay dhamaan Taliyayaasha ciidamada qalabka sida iyo saraakiisha sar-sare. Kulankaas ayaa waxaa ka soo qeybgalay Raisul Wasaaraha Dowladda Federaalka Soomaaliya Mudane Cabdi Faarax Shirdoon (Saacid) , Wasiirka Gaashaandhiga Mudane C/Xakiim Fiqi, iyo Wasiirka Arimmaha more...

News , Somali News

Islii: Wiil Ardey ah oo Goordhow Gaari lagala dagay kadibna Baangado lagu dilay

By at November 19, 2012 | 12:58 pm | 0 Comment

Waxaa bas lagala dagay wiil Soomaali ah oo kusii jeeday inuu gaaro school uu ka dhigto magaalada hoose (Town-ka) waxaana kala dagay dad gadoodsan oo ka caraysan qarax shalay ka dhacay Islii. Wiilka gaariga lagala dagay wuxu raacay bas mara waddadii shalay gaariga lagu qarxiyay, taaso markii dambe keentay inay arkaan dadkii gadoodsanaa. Sida wararku ay xusayaan waxaa more...

News , Somali News

Wasiirada Arimaha Dibada Oo Maanta Ladhaariyay

By at November 19, 2012 | 12:56 pm | 0 Comment

Wasiirada Arimaha Dibada Oo Maanta Ladhaariyay

Waxaa maanta xarunta Golaha shacabka ee Magaalada Muqdisho lagu dhaariyay wasiirka arimaha dibada dalka Soomaaliya ahna Ra’iisul Wasaare ku xigeenka dalka Soomaaliya Marwa Fowsiyo Yuusuf Xaaji Aadan. Waxaana dhaariyay wasiirada arimaha dibada Xukumada Cusub ee Soomaaliya Fowsiyo Yuusuf Xaaji Aadan Guddoomiyaha Maxkamada sare ee Dalka  Abuukaate Ceydiid Ilka more...

News , Somali News

Inna Lillahu Wa Inna Illeyhi Raajicuun

By at November 18, 2012 | 4:32 pm | 0 Comment

Waxaa maanta oo taariikhdu tahay 18/11/2012 ku geeriyooday magaalada Nairobi ee dalka Kenya Nabadoon Maxamuud Jaamac Faarax oo in mudo ah ku xanuunsanaa nairobi, Nabadoon Maxamuud jaamac wuxuu ahaa shaqsi magac dheer ku leh bulshada soomaaliyeed gaar ahaan reer puntlnd, halkaaso uu ku caan baxay ka shaqaynta nabad gelyada iyo maslaxada ummada soomaaliyeed ee walaalaha ah, more...

News , Somali News

Qarax ay Lix Qof ku Dhinteen oo ka Dhacay Xaafadda Easteligh (Islii) ee Magaalada Nairobi

By at November 18, 2012 | 4:20 pm | 0 Comment

Lix qof oo rakaab ay ayaa ku dhimatay kadib markii gaari nooca Rakaabka qaado uu ku qarxay nawaaxiga Kaniisad ku taal xaafadda Islii gaar ahaan nawaaxiga waaxda Sec1. Qaraxa oo aan ilaa imika la garanayn waxa sababay ayaa waxa uu ka dhexdhacay gudaha gaariga, waxaana halkaasi kudhintay dhamaan rakaabkii gaariga saarnaa. “Gaariga Matatu ah oo rakaab waday ayaa more...

News , Somali News

Dagaal culus oo Ciidamada Dowladda Soomaaliya iyo xoogagga Al-shabaab ku dhexmaray Gobolka Shabeellada Hoose

By at November 9, 2012 | 12:37 pm | 0 Comment

Ugu yaraan toban ka mid ah dhinacyadii dagaalku u dhexeeyay ayaa ku dhintay tiro intaas ka badanna way ku dhaawacmeen dagaal culus oo ciidamada dowladda Soomaaliya iyo xoogagga Al-shabaab ku dhexmaray deegaanka Leego ee gobolka Shabeellada hoose, sida ay xaqiijiyeen saraakiil ka tirsan dowladda Soomaaliya. Dagaalkan ayaa qarxay markii xoogagga Al-shabaab ay weerar more...

News , Somali News

Baarlamaanka Soomaaliya oo maanta kulan ku yeelanaya Xaruntiisa golaha Shacabka

By at November 8, 2012 | 12:27 pm | 0 Comment

Baarlamaanka Soomaaliya oo maanta kulan ku yeelanaya Xaruntiisa golaha Shacabka

Xildhibaanada Baarlamaanka Soomaaliya ayaa mar kale saaka kulan ku leh Xarunta Golaha shacabka, si ay u ambaqaadaan dooda ku saabsan xeer hoosaadka uu ku shaqeynayo baarlamaanka sanadaha soo socda. Kulankan oo ah maalinkii 3aad ee isku xiga ayaa Xildhibaanada kaga doodayaan qodobada xeer hoosaadka oo la soo hor dhigay dhowr cutub, waxaana qodobka ugu weyn ee maanta ka more...

News , Somali News

Golaha Ammaanka oo muddo afar bilood u kordhiyay howl galka AMISOM

By at November 8, 2012 | 12:04 pm | 0 Comment

Golaha ammaanka ee Qaramada Midoobey ayaa muddo afar bilood u kordhiyay howl galka nabad ilaalinta AMISOM, kadib markii todobaadkii hore howl galkooda muddo todobaad ugu daray, markii uu idlaaday Mandate-kii ay ku joogeen. Kulanka Golaha ammaanka ayaa xubnaha 15-ka ah ay isku raaceen in la sii wado howl galka Midowga Afrika ee Soomaaliya, kaasoo Ciidamada ka socda more...

News , Somali News

CABDIWELI GAAS: “Dadweynaha ku nool Deegaannada Puntland waxay ii sheegeen in ay jiraan xoriyad la’aan iyo cadaadis”

By at November 7, 2012 | 1:33 pm | 0 Comment

Ra'iisul wasaarihii hore ee dalka Soomaaliya Prof. Cabdiweli Maxamed Cali (Gaas) oo dhowaan booqasho ku maray qaar ka mid ah magaalooyinka Puntland ayaa shir jaraa'id oo uu magaalada Gaalkacayo ku qabtay kaga hadlay arrimo badan. Prof. Cabdiweli oo xiligan ah xildhibaan ka tirsan baarlamaanka cusub ee dalka, ayaa sheegay in intii uu Puntland ku sugnaa uu arkay more...

News , Somali News

Qarax Ka Dhacay Goob Ku Dhaw Xarunta Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya

By at November 7, 2012 | 1:22 pm | 0 Comment

Qarax Ka Dhacay Goob Ku Dhaw Xarunta Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya

Ugu yaraan hal qof ayaa ku dhintay saddex ruux oo caruur ahna way ku dhaawacmeen qarax ka dhashay baabuur waxyaabaha qarxa laga soo buuxiyay oo goor-dhow ku qarxay barxadda weyn ee masjidka Isbahaysiga Islaamka oo kasoo horjeeda xarunta baarlamaanka Muqdisho. Qaraxan ayaa lagu soo beegay xilli ay xildhibaannada baarlamaanku kasoo baxayeen xarunta golaha shacabka oo ay more...

News , Somali News

Madaxweyne Obama oo mar labaad loo doortay inuu afar sano oo kale hoggaamiyo Mareykanka

By at November 7, 2012 | 1:18 pm | 0 Comment

Madaxweyne Obama oo mar labaad loo doortay inuu afar sano oo kale hoggaamiyo Mareykanka

Madaxweynaha Mareykanka, Barack Hussein Obama ayaa mar labaad loo doortay inuu hoggaamiyo Mareykanka afarta sano ee soo socota, kaddib markii uu helay 303 cod oo ka badan codadkii loo baahnaa. Murashaxii la tartamayay Mitt Romney oo ka socday xisbiga Jamhuuriga ayaa isna helay 206 cod, isagoo durba qirtay in looga adkaaday doorashada, wuxuuna u diray hambalyo ku aaddan more...

News , Somali News

Golaha Ammaanka iyo Uganda oo ka wada hadlaya go’aanka ay Ciidamadeeda ula baxeyso

By at November 5, 2012 | 9:05 pm | 0 Comment

Golaha Ammaanka iyo Qaramada Midoobey ayaa wada hadlaya go'aanka dowladda Uganda ugala baxeyso Ciidamadeeda dalal ay ku jirto Soomaaliya, halkaasoo howlo nabad ilaalin u jooga. Afhayeen u hadlay Uganda ayaa sheegay in wafdi ka socda Xukuumada Uganda ay kala hadli doonaan Golaha ammaanka cabashada Uganda ee warbixinta Koox Qubaro Qaramada Midoobey ka tirsan ay ka soo more...

News , Somali News

Somalia gets first woman Foreign minister

By at November 5, 2012 | 8:54 pm | 0 Comment

Somalia gets first woman Foreign minister

Somalia’s Prime Minister Abdi Farah Shirdon has appointed Ms Fawzia Yusuf Haji Aden as the first woman Foreign Minister and Deputy Prime Minister. Ms Aden, who lived in Britain for long before returning home, is among 10 politicians joining the country's new Cabinet announced on Sunday. She hails from the north-western regions where a self-declared authority, more...

English News , News

Ra,iisal wasaaraha Somalia oo goor dhoweyd Ku dhawaaqay xubnaha wasiirada xukuumadiisa

By at November 4, 2012 | 4:19 pm | 0 Comment

Goor dhoweyd ayaa lagu dhawaaqay Golaha Wasiirada ee Soomaaliya qeybtood, waxaana halkaan idii ku soo gudbinaynaa magacyada wasiirada lagu dhawaaqay oo gaaraya ilaa hadda 10-wasiir, balse waxaa xusid mudan in ay weli maqan yihiin wasaarado muhiim ah sida wasiirka waxbarashada, iyo weliba kan Ganacsiga. 1-Fowziyo Yuusuf Xaaji Aadan Ra’iisul Wasaare kuxigeenka ahna more...

News , Somali News

Madaxweynaha Soomaaliya oo Muqdisho kula kulmay Wafdi ka socda Wasaaradda Arrimaha Dibadda Mareykanka

By at November 4, 2012 | 12:59 pm | 0 Comment

Madaxweynaha Soomaaliya, Xasan Sheekh Maxamuud ayaa maanta kulan kula yeeshay garoonka diyaaradaha Muqdisho ee Aadan Cadde wafdi ka socda dalka Mareykanka oo ay hoggaaminaysay, Windhi Sherman oo ah xoghaye hoose oo ka tirsan wasaaradda arrimaha dibadda Mareykanka. Kulanka oo ahaa mid ay albaabbadu u xiran yihiin ayaa markii uu soo dhammaaday waxaa saxaafadda la hadlay more...

News , Somali News

Koox dabley ah oo xalay weeraray saldhigga Booliska ee Degmada Qardho

By at November 4, 2012 | 12:56 pm | 0 Comment

Koox dabley ah oo xalay weeraray saldhigga Booliska ee Degmada Qardho

Is-rasaaseyn qaddar daqiiqado ah socotay ayaa xalay ka dhacday saldhigga booliska degmada Qardho ee xarunta gobolka Karkaar, kaddib markii koox dabley ahi ay weerar gaadmo ah kusoo qaadeen. Weerarka saldhigga lagu soo qaaday oo dhacay abbaare  8:00 fiidnimo ee xalay ayaan geysan wax khasaare ah, inkasta oo si weyn looga dareemay xaafadaha saldhigga ka more...

News , Somali News

Ra’iisul wasaarihii hore ee Soomaaliya oo maanta si diiran magaalada Boosaaso loogu soo dhoweeyey (SAWIRO)

By at October 29, 2012 | 8:44 pm | 0 Comment

Ra’iisul wasaarihii hore ee Soomaaliya oo maanta si diiran magaalada Boosaaso loogu soo dhoweeyey (SAWIRO)

Magaalada Boosaaso ee xarunta gobolka Bari waxaa maanta si diiran loogu soo dhoweeyey Ra'iisul wasaarihii hore ee dalka Soomaaliya, Prof.  Cabdiweli Maxamed Cali (Gaas), iyadoo ay meel magaalada 20km ka baxsan kaga hortageen maamulka gobolka Bari, kan degmada Boosaaso iyo kumanaan dadweyne ah oo ka kala socdey qaybaha kala duwan ee bulshada. Xildhibaan Cabdiweli more...

News , Somali News

Odayaasha dhaqanka Hawiye oo ka digay in 9 Wasiir Keliya lasoo Magacaabo + Sababta (Dhegayso)

By at October 29, 2012 | 2:05 pm | 0 Comment

Odayaasha dhaqanka iyo midnimada beelaha Hawiye ayaa digniin xoogan kasoo saaray qorshe ka soconaya Madaxtooyada dowlada Soomaaliya kaas oo lagu yareynayo tirada golaha Wasiirada. Gudoomiyaha odayaasha dhaqanka iyo midnimada beelaha Hawiye Nabadoon MaxamedXasan Xaas ayaa sheegay in ay heleen war ah in la magacaabayo kaliya 9 Wasiir. Waxaa uu sheegay in qorshahaas uu more...

News , Somali News

Madaxweynaha Puntland oo ka hadalay dagaallada Al-shabaab lagula jiro, sheegayna inay wafdi u dirayaan Kismaayo

By at October 29, 2012 | 1:51 pm | 0 Comment

Madaxweynaha Puntland, C/raxmaan Sheekh Maxamed Faroole ayaa sheegay in xoogagga Al-shabaab ay kusoo qulqulayaan deegaannada ay ka taliayaa kaddib markii looga adkaaday koonfurta Soomaaliya, isagoo intaas ku daray in maamulkiisu uu qorsheyanyo inuu wafdi u diro magaalada Kismaayo. C/raxmaan Faroole ayaa sheegay in maamulkiisa uu isku diyaarinayo sidii uu uga hortegi more...

News , Somali News

Al-shabaab oo ku hanjabtay inay Qaraxyo Aargudasho ah ka geysan doono Gudaha Dalka Kenya

By at October 29, 2012 | 1:43 pm | 0 Comment

Xarakada Al-shabaab ayaa ku hanjabtay inay ka gudaha dalka Kenya ka geysan doono qaraxyo aargudasho ah, iyadoo xustay inay go'aansatay in Kenya ay ka shalaydo go'aankii ay ku gaartay inay gudaha u soo gasho dalka Soomaaliya. Al-shabaab ayaa hadalkan ku sheegtay bogga ay Twitter-ka ku leedahay waxayna sheegtay inay kaga jawaabayso qabsashadii ay Al-shabaab qasatay more...

News , Somali News

Maxkamadda darajada Koowaad ee Puntland oo dil Toogasho ku Xukuntay Nin Yemeni ah oo lagu qabtay hub kala duwan

By at October 23, 2012 | 6:32 pm | 0 Comment

Maxkamadda darajada koowaad ee Puntland oo ku taalla magaalada Garoowe ee xarunta Puntland ayaa maanta oo Talaado ah xukun dil toogasho ah ku ridday nin u dhashay dalka Yemen oo lagu eedeeyay inuu doonayay inuu hub sharci-darro ah kasoo dajiyay deegaan ka tirsan gobolka Bari. Eedeysanaha la xukumay oo lagu magacaabo, Saalixi Casiis Cabuud oo 50-jir ah ayaa sidoo kale more...

News , Somali News