Browsing Posts of Author
Jaceyl xad dhaaf ah ayaan u qabaa xiriirka ayuunu jaray
By Dalweyn Media at May 19, 2013 | 5:21 pm | 0 Comment
Asc wr waan idin salaamay bahda Rajo Qaran iyo aqristayaasheed salaan kadib waxaan jecleystay in aan idin soo gudbiyo dhib uu kaftan iyo fudeed ii geystay Qisadaydan waa tan aqristayaasha Rajoqaran talo ayaan ka rajeynaa . Waxaan jaceyl xad dhaaf ah u qaaday wiil aan mudo fog is garaneynaayey ilaa yaraanteena waxaan ku aqaanay in uu yahay qof daagan dabci wanaagsan more...
Maxaa kajira in Xasan Sheekh iyo Axmed Madoobe lagu kulansiin doono Addis Ababa?
By Dalweyn Media at May 19, 2013 | 4:59 pm | 0 Comment
Warar hordhac ah oo aan la xaqiijinin oo soo gaadhay warsidaha Dalweyn .com ayaa sheegaya in gudiga kalsooni dhisida ee IGAD ay ku talabixin doonaan in Addis Ababa lagu kulansiiyo madaxweynaha DFS Xasan Sheekh Maxamuu iyo madaxweynaha Dowlada goboleedka Jubbaland Axmed Madoobe. Wararka waxay sheegayaan in urur goboleedka IGAD dhexdhaxaadin doono labada nin iyadoo more...
shir mamuulka faroole xukunka loga qadi laha oo ka wada hadleen Beelha Abgaal iyo Reer Qardho kana dhacay USE
By Dalweyn Media at May 18, 2013 | 1:30 pm | 0 Comment
DALWEYN Shir ka dhacay dhawan dalka imaraadka oo ay isugu yimadan beelaha abgaal iyo cismaan maxamuud ayna kawada hadlen sidi loo bur buriin laha mamulka putlan badalkeedan cismaan maxamuud loo siin laha raysawasare loogana dhigi laha niin xildhibana oo layirahdo ina cabdilahi dani oo ka mida koxda damal jadiid si kaste xaladi ha ahate madaxweyne faroole aya iminka more...
Sidee Loo Xusay 18 May 2013 +Damaashaadkii , Dabaaldegii Iyo Dhoolatuskii Maanta
By Dalweyn Media at May 18, 2013 | 12:02 pm | 0 Comment
-Waxaa soo gebegboobay damaashaadkii iyo dabaaldegii xuskii 18 may ee sanadka 2013ka oo si qurux badan loo soo agaasimay, kana qeyb qaateen qeybaha bulshada Somaliland ka kooban tahay inteeda badan. Halkan ka dawoo qeybo ka mid ah bulshoweyntii ka qeyb qaadanaysay xuska damashaadkii 18 may siiba caasimada Hargeisa. la soco qeybo kale oo more...
Daawo sawirada Muqdisho oo u eg 1993 iyo wadoyinkeedii oo haawanaya , Xasan Culusow oo Kismayo ku mashquulsan.
By Dalweyn Media at May 18, 2013 | 9:50 am | 0 Comment
Magaalada Muqdisho ayaa waxaa ka dhacaysa dabayl, waxayna u eg tahay meel laga hayaamay oo gabaahiir ah, dhamaan wdooyinkeedii ayaad moodaa inay ku jiraan xiligii dagaalkii Sadexda bilood ayadoo gadiid dhexmarayaa uusan jirin. Maagalada ayaan amaankeedii faraha k baxy, wxaana dawladda liidata ee Xasan culusow ku mshquushay jubaland oo ay tamarteedii isugu gaysay sidii more...
Prof.Gaandi oo maanta dib ugu laabtay Kismaayo
By Dalweyn Media at May 18, 2013 | 9:41 am | 0 Comment
War hada nasoo gaadhay ayaa sheegaya in Prof.Maxamed Cabdi Gaandi oo saaka dib ugu soo laabtay magaalada Kismaayo isagoo mudo kusugnaa magaalada Nairobi.Imaanshaha Prof.Gaandi ayaa kusoo aadayasa iyadoo saaka Kismaayo laga sugayo gudigii xaqiiqa raadinta IGAD.Prof.Gaandi ayaa ka qeyb qaadan doona wadahadalada maamulka iyo siyaasiyiintu la gali doonaan gudiga xaqiiqa more...
Qarax Xoogan oo caawa ruxay Magaalada Baydhabo ee gobolka Bay “Faah Faahinta qaraxa”
By Dalweyn Media at May 16, 2013 | 6:07 pm | 0 Comment
Wararka ka imaanaya Magaalada Baydhabo ee xarunta gobolka Bay ayaa sheegaya goordhow halkaasi inuu ka dhacay Qarax xooggan oo ilaa iyo hadda aan la xaqiijin khasaaraha ka dhashay. Wararka laga helayo Qaraxa ayaa sheegaya in uu ka dhacay Xaafadda Bardaale ee Magaalada Baydhabo halkaasi oo Fariisin ay ku leeyihiin ciidamadda Madaniga ee dowlada Soomaaliya. Ilaa iyo more...
Mid ka mid ah ergadii shirweynaha Jubbaland oo Kismaayo lagu diley
By Dalweyn Media at May 16, 2013 | 4:42 pm | 0 Comment
Wararka naga soo gaaraya magaalada Kismaayo waxa ay sheegayaan in la diley mid ka mid ah ergaddii shalay u codeysay Sheekh Axmed Madoobe in uu noqdo madaxweynaha Jubbaland. Ninka la diley oo ah nin oday ah oo siweyn ixtiraam oga dhex lahaa bulshada dhexdeeda ayaa waxaa lagu magacaabaa Maxamuu Mahdi oo ka mid ahaa ergadii ka tagtay dalka Koonfur Afrika. Nin hubeysan more...
Cabdi Maxamed Cumar Juba-land Dhiiganaga Ayaan U Huraynaa”
By Dalweyn Media at May 16, 2013 | 4:25 pm | 0 Comment
Warsaxafadeed kasoo baxay xarunta madaxtooyada ee magaalada jigjiga ee dawlada deeganka soomaalida ee itoobiya oo uu ku sixixnaa madaxwaynaha DDS ee itoobiya cabdi maxamed cumar ayaa waxaa hanbalyo loogu diray madaxwaynaha cusub ee juba-land,(sh, Axmed maxamed islaam Axmed madoobe) Warsaxafadedka oo uu noqol kamid ah allssc soo garay ayaa waxaa hambalyo loogu diray more...
Ururuka Midowga Afrika Ee Saldhigiisu Yahay Magaalada Addis-Ababa OO Ka Hadlay Arimaha Soomaaliya
By Dalweyn Media at May 16, 2013 | 4:12 pm | 0 Comment
Warar naga soo gaadhaya caasimada dalkaasi Ethiopia ee magaalada Addi-Ababa ayaa waxay tibaaxayaan in golaha nabadgalyada iyo ammanka ee Ururka Midowga Afrika ay soo dhaweeyeen dhacdooyinkii ugu danbeeyay ee dalka Somaaliya laga hirgaliyay, sida talaaboyinka loo qaday xal u helista qodobo ku qoran dastuurka Somaaliya iyo weliba dawlada Somaaliya dedaalka ay ugu jirto more...
“Qayb Kamaanaan Ahayn Wufuudii Somalia, Hase Yeeshee Waxaanu Lahayn Xaqayaga Gaarka Ah Iyo In Madaxwaynahayagu Uu Helo Fursad Uu Hadal Kaga Jeediyo Shirka Isaga Oo Ah Madaxwayne Somaliland Matalaya”Dr Maxamed C/Laahi
By Dalweyn Media at May 16, 2013 | 4:01 pm | 0 Comment
Wasiirka Arrimaha Debadda Somaliland Dr Maxamed C/laahi Cumar ayaa si kulul u naqdiyey War-murtiyeed uu 9-kii May soo saaray Ku xigeenka Xoghayaha Guud ee Jimciyadda Quruumaha ka dhaxaysa Jan Eliasson, kaas oo uu ku sheegay in Somaliland ay si dad-ban uga qaybgashay Shirkii dhawaan Somalia loogu qabtey Magaaladda London. Dr Maxamed C/laahi waxa uu waxba kama jiraan iyo more...
Gudigii Xaqiiqa raadinta IGAD oo Kismaayo ku wajahan
By Dalweyn Media at May 16, 2013 | 3:51 pm | 0 Comment
Gudigii xaqiiqa raadinta IGAD ayaa lagu soo warmayaa in laba maalin gudahood ku tagi doonaan magaalada Kismaayo.Gudigan oo marka hore ku horayn doona magaalada Muqdisho halkaas oo uu ka soo raaci doonaan xubno katirsan DFS.Gudiga ayaa sida qorshuhu ahaa maalin ama laba maalmood joogi doona magaalada iyagoo la kulmi doona ergada iyo odayaasha dhaqanka ee kusugan Jaamacada more...
Dawlada Canada OO Sheegatay Inay Soo Celisay Xidhiidhkii Ay Lalahayd Soomaaliya 22 Sano Kadib
By Dalweyn Media at May 15, 2013 | 1:34 pm | 0 Comment
Wararka naga soo gaadhaya magaalada Toronto ayaa waxay tibaaxayaan in maalintii salaasadii shalay dawlada wadanka Canada ay sheegatay inay dib u soo celinayso xirirkeedi diblomaasiyadeed ee ay wadanka Soomaaliya la laheyd, kadib markii ay sheegeen in soomaaliya yidiilo kasoo muuqatay. Wararka ayaa waxay intaasi ku darayaan in kulan ay yeesheen wakilka xoghayaha more...
DAAWO SAWIRADA:Madaxweynaha “Midowga Yurub waxeey Gudaha Soomaaliya ku tababarayaan Ciidanka XDS”
By Dalweyn Media at May 15, 2013 | 1:30 pm | 0 Comment
Madaxweynaha Soomaaliya Mudane Xasan Shiiq Maxamuud ayaa maanta ka qeyb galay munaasabad xariga looga jarayay xafiiskii tababarada Midowga Yurub kaas oo horay uga furnaa dalka Uganda loona soo rayay magaalada Muqdisho Mudane Xasan Shiiq Maxamuud oo hadal ka jeediyay munaasabadii lagu furayay xafiiska ayaa yiri“ Sedexdii sano ee lasoo dhaafay waxeey Midowga Yurub more...
DEGDEG:Axmed Madoobe oo ku guulaystay doorashadii Madaxweynaha Jubbaland
By Dalweyn Media at May 15, 2013 | 1:20 pm | 0 Comment
War hada soo dhacay ayaa noo xaqiijiyay in Sheekh Axmed Maxamed Islaam (Axmed Madoobe) uu ku guulaystay xilka madaxweynaha Jubbaland.495 cod ayuu helay Madaxweyne Sheekh Axmed Madoobe.Warsidaha Dalweyn .com wuxuu halkan hambalyadii ugu horaysay udirayaa madaxweyne Sheekh Axmed xilka culayska leh ee uu ku more...
Ciidamo Mushahar la’aan ka gadooday oo Bosaso gudaha usoo galay
By Dalweyn Media at May 9, 2013 | 11:25 am | 0 Comment
Sidii aan horay idiinku balan qaadnay waxaan halkan hoose kusoo gudbinaynaa hadaladii uu madaxweynuhu ka jeediyay shirmadaxeedkii IGAD ee 03/05/2013 ka dhacay Addis Ababa kaas oo si qoto dheer looga hadlay arimaha maamul usameynta Jubooyinka gaar ahaan shirka ak socda Kismaayo.Waxaan halkan hoose ku qoran qeyb kamida khudbadii uu madaxweynuhu ka jeediyay shirkaas gaar more...
Waxa isisoo taraya wararka sheegaya in isku shaandheyn lagu sameynayo golaha wasiirada Tiradoodana laga dhigi doono 18 wasiir
By Dalweyn Media at May 9, 2013 | 11:07 am | 0 Comment
DALWEYN Waxaa soo baxaya Warar kala duwan oo sheegaya in waqtiyada dhaw laga yaabo in isku Shaandheyn lagu sameeyo Golaha Wasiirada Xukuumada Federaalka Soomaaliya , qaar kamid ah Wasiirada hada jirana ee xilalkooda weyn doonaan. Warar ka laga helayo Xarunta Villo Somalia ayaa sheegaya in Golaha Wasiirada oo hada ka kooban ilaa 10-Wasaaradood oo isdul saaran sidaasi more...
DEG DEG: Ciidamadii kusugnaa warshadii hore ee hilibka ee Kismaayo oo loo raray duleedka magaalada
By Dalweyn Media at May 8, 2013 | 1:52 pm | 0 Comment
War deg deg ah oo hada nasoo gaadhay ayaa xaqiijinaya in goor dhaweyd la raray ciidamadii ku sugnaa warshidii hore ee hilibka ee magaalada Kismaayo.Masuul kusugan magaalada Kismaayo oo la soo xidhiidhay warsidaha Dhanaan.com ayaa xaqiijiyay in ciidankan laga saaray gudaha magaalada loona raray duleedka Jaamacada Kismaayo.Masuulkan wuxuu sidoo kale sheegay in ciidankan la more...
Gudomiyihii Ururka Qareenada Ee G/Sanaag Oo Dablay Hubaysani Dhaawacday, Cusbitaalkana Loola Cararay
By Dalweyn Media at May 8, 2013 | 1:49 pm | 0 Comment
Gudomiyaha Ururka Qareenada Ee Gobolka Sanaag Garyaqaal Cali Siciid Jamac Cali Foolow ayaa Shalay subaxnimadii abaaro 11 duhurnimo ay dablay hubaysani weerar ku soo qaadeen waxana garyaqaanka lagu boobay budhadh iyo ulo ay siteen malayshiyaadka soo weeraray waxana intaasi kadib garyaqaanka loola cararay cusbitaalka guud ee Ceerigaabo. Garyaqaan Cali Siciid Jaamac oo more...
SAWIRO: Madaxwayne Xasan Shekh oo kulan la qaatay Ganacsato iskugu jira Somali iyo Ajaaniib
By Dalweyn Media at May 8, 2013 | 1:40 pm | 0 Comment
London UK,08,May,2013 )Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Hassan Sheikh Maxamud oo khudbad ka jeediyey shirka Ganacsatada iyo Maalgeliyeyaasha oo maanta ka dhacay London ayaa yiri “Soomaaliya waxaan rabnaa in aan ka dhigno dal ku dhisan technologiyadda cusub oo Wadooyinka, dekedaha, airportka, iyo guryaha waa in ay ahaadaan kuwa aan ku dhisneyn more...
Mudaharaad lagaga Soohorejeedo Siyasada Madaxweynaha Somalia oo Londan ka dhacay
By Dalweyn Media at May 7, 2013 | 1:36 pm | 0 Comment
Mudaharaad Balaadhan oo lagaga soo horjeedo Madaxwenaha Dawlada Fadaraalka Somalia Xassan Shiikh Maxamud aya ka socda fagaaraha hore ee shirku ka dhacayo, Boqolaal Dadweyne Somaliyeed oo saluugsan Habdhaqanka Madaxweynaha Somalia aya isugu soo baxay Banaan baxan, Polic wadanka Uk aya si adag u adkeeye amaanka Goobtaas yadoo Mudaharaadkan oo ay dadku Lulayaan erayo ka more...
Shirkii Arimaha Soomaaliya Looga Hadlayey OO Si Rasmi Ah Uga Furmay London+sawiro
By Dalweyn Media at May 7, 2013 | 10:58 am | 0 Comment
Maanta ayaa waxaa magaalada London si rasmi ah uga furmay shirkii looga hadlayey horumarinta dalka Soomaaliya oo ay ka soo qayb galeen ilaa iyo 58 dowladood iyo hay’adaha qaramada midoobi, shirkaas oo hada si rasmi ah u socda. Wararka ayaa waxay intaasi ku darayaan in shirka uu si rasmi ah u furay Ra’iisul wasaaraha dalka Britain David Cameron, silamarkaana Waxaana more...
War Deg-Deg Ah Magaalada Buuhoodle Oo Laga Dareemayo Abaabulka 18 May Oo AH Maalinta Ololaha Nadaafada Gobolada SSC
By Dalweyn Media at May 6, 2013 | 2:25 pm | 0 Comment
Waxaa Maanta Magaalada Buuhoodle Laga Dareemayaa Abaabul Xoogan oo Laga Wado Xaafadaha Iyo Suuqyada Waaweyn Ee Magaalada Buuhoodle Abaabulkaas Oo Ku Aadan 18 May Oo Ah Maalinta Loo Asteeyey Nadaafada Gobolada SSC WaxWaxaa Maanta Magaalada Buuhoodle Laga Dareemayaa Abaabul Xoogan oo Laga Wado Xaafadaha Iyo Suuqyada Waaweyn Ee Magaalada Buuhoodle Abaabulkaas Oo Ku Aadan 18 more...
Britain: ”Waa u fursad dib u dhiska dalka iyo xasiloonida”
By Dalweyn Media at May 6, 2013 | 12:51 pm | 0 Comment
Dowalada Britain ayaa sheegtey in shirka London 33 furmaya beri 7 May,2013 uu fursad cusub u yahay Somalia sidii dib loogu dhisi lahaa awooda dowladda iyo xasiloonida dalka. Wasiirka wasaarada arimaha dibada Britain u qaabilsan Afrika Mark Simonds ayaa warsaxaafadeed ka soo baxay xafiiskiisa hadalkan ku sheegey,waxana uu xusey in Beesha Caalamku taageero la garab more...
Breaking News: Ciidamada Bilayska Oo Galalafay Guriga Ay Magaaladda Hargeysa Kaga Nooshahay Hooyadda Dhashay Amiirka Al-Shabaab
By Dalweyn Media at May 6, 2013 | 12:44 pm | 0 Comment
Ciidamadda Bilayska oo uu horkacayo Taliyaha Booliska Somaliland Sareeye Guuto Cabdilaahi fadal iimaan ayaa Goordhawayd Gaadh xoogan ka qabtay Guriga ay Hargeysa kaga nooshahay Hooyada dhashay Amiirka AL-Shabaab Axmed Cabdi Godane (Abu-Subeer), iyaga oo qaar ka tirsan ciidankaas oo watay lix gaadhi ay Guriga Gudihiisa baadheen, Guriga Reer Cabdi Godane waxa ku nool more...
Maxaad ka ogtahay todobada ciidan ee Africa ugu xooga iyo tayada badan?
By Dalweyn Media at May 6, 2013 | 12:37 pm | 0 Comment
Warbixin lagu soo daabacay wargeyska ka faalooda awooda iyo tayada ciidanka militariga ee dalalka aduunka ayaa soo bandhigay todobada dal ee ka tirsan Africa ee ciidankoodu ugu awooda sareeyo Africa,waxaana halkan kusoo gudbinaynaa todobada dal anagoo ukala soo hormarin doonaa sida ciidankoodu ukala sareeyo. 1)EGYPT(MASAR) Waa dalka ciidan ahaan ugu sareeya Afrika more...
Iga raali noqo xaaskeygii waxaan guursanayaa xaas kale (ugaar ah dumarka )
By Dalweyn Media at May 6, 2013 | 12:29 pm | 0 Comment
intooda badan in ay naago badan guursadaan waxaa ku kalifa dumarka waayo haddii qofkii aad soo guursatay aad Farxad ka weyso isla markaana la nolashaheedan aadan ka faaidin wax aan culeys iyo qeylo ahayn waxaa lama huraan kugu noqoneyso in aad raadsato xal aad uga nasan karto mararka qaar gurigan aadan nasiinada ku heysan . Raga in ay afar xaas guursaadaan alle ayaa u more...
Kulamo u socday saraakiisha sare ee hoggaamisa maamul gobolleedka Jubaland iyo saraakiisha ciidamada ku sugan saddexda gobol ee jubbooyinka iyo Gedo ayaa lagu soo gabagabeeyey in la dhiso ciidan qaran.
By Dalweyn Media at May 5, 2013 | 3:39 pm | 0 Comment
DALWEYN Dhismaha ciidamada ayaa laga soo billaabi doonaa UNUG waxaana la sheegay in la isku dhafi doono ciidamada ku sugan saddexda gobol ee jubaland muddo kooban. Shirkan oo la isku raacay in la isku dhafo ciidamada maadaama uu dhow yahay xilligii loo gudbayey maamul goboleedka jubaland ayey muhiim noqotay in la isku daro ciidamada hadda loogu yeero KAAMBOONI, more...
Akhriso Weriyayaal Qaadashada Laamaha BBC Somali Service Iyo VOA Somali Service Iyo Cadaalad Darrada Ka Jirta, Akhriso Magacyada Weriyayaasha Labada Laamood Iyo Halkay Ka Soo Jeedaan Maxaadse Ka Taqaana Lahjadda Iyo Afsoomaaliga Qalooca Ee Ay Ku Hadlaan
By Dalweyn Media at May 5, 2013 | 3:09 pm | 0 Comment
DALWEYN Labadan idaacadood ee ka tirsan laamaha dalalka maraykanka iyo ingiriiska idaacadooda, waxa la kala aasaasay BBC somali 1957-kii iyo VOA somali 2007-dii. Ujeedada labadan lamood waa inay wax u sheegaan dadyowga af-soomaaliga ku hadla ee degan geeska afrika iyo waliba kuwa aduunka u haajiray. Dadyowga degan geeska afrika ee af-soomaaliga ku hadlaa waxay rabaan in more...
FADEEXAD:-faysaal Waraabe Oo Isagoo Cabsan Yiri”Xasan Sheekh Anaga Weye Cida Uu Hubka U Soo Urur Sanaya,Aan iska Celino”
By Dalweyn Media at May 5, 2013 | 1:08 pm | 0 Comment
DALWEYN Waxaa Faysal Waraabe Hogaamiyaha cadiifada Dheer Leh Hadaladiisii Ka mid ahaa“”Xasan Sheekh Maxamuud wuxuu u fakaraa sidii Al itaaxaadkii, sidii maxaakiimtii, sida Al-shhabaabka”. Wuxuu ku fakaraa sidoodii oo kale oo ahayd waxaan soo celinaynaa shantii Somaliyeed, Xasan Ma ogola Dowlad Goboleedyadii, ma ogola Puntland, Ma ogala in Jubaland dhisanto, Ma more...
