Wasiirada ku xigeynka Wasaaradda Caafimaadka Dowladda Puntland DR Seynab Ugaas Yaasiin ayaa dhagax dhigtay mch xidda

Posted by By at 20 July, at 01 : 06 AM Print

Wasiirada ku xigeynka Wasaaradda Caafimaadka Dowladda Puntland  DR Seynab Ugaas Yaasiin  ayaa dhagax dhigtay mch xidda

Dalweyn Wasiiradda  wasarada cafimadka saynab ugas yasiin ayaa  dhagax dhigtay MCHkii ugu horeyey ee laga dhisidoono xidda halkaasi,waxa ayna sheegtay in muhiimad gaar ah u leeyahay MCHkaas dadka ku dhaqan Xidda oo bahi u qabay in ay helaan MCH ay kahelaan adeegyada Caafimaad oo ay u baahnyihiin,taa soo ka timid codsiga bulshada ku dhaqan deegaankaasi,waxa ayna u sii gudubtay Degmada Waaciyey halkaasi oo ay sheegtay in dadka deegaankaas ku nool ay si weyn isaga xilsaareen sidii ay u hormarinlahaayeen xarumaha Caafimaadka degmadaasi,wxa ay dhiseen baro caafimaad sida Jurile iyo Alxamdullilaahi, waxa ay xustay in ay si muuqata ay ugu qeybqaateen hormarinta Caafimaadka Isbitaal waaciye oo leh Muuqaal wanaagsan oo qalabeysan laakiin kaliya uu ka maqanyahay Dhaqtarkii fariisanlahaa isbitaalksaasi,Marwo Seynab Ugaas Yaasiin ayaa sheegtay in Degmada Waaciye ay ku taalo wadada laamiga halkaasina ay in badan tuulooyinka ku dhow ay ka dhacaan shilalka Gawaarida taas oo sheegtay in loo baahanyahay in wax weyn laga qabto arintaasi.

News Somali News

Related Posts

Post Your Comments