Shiweynihi qurbajogta Axmed harti dashiishe ee midnimo oo ka dhacay landhan

Posted by By at 16 July, at 02 : 14 AM Print

Shiweynihi qurbajogta Axmed harti dashiishe ee midnimo oo ka dhacay landhan

Dalweyn shir weynihii qurbo joogta  ahmed harti ee midnimo oo qabanqabadiisu beryahan socotey ayaa ka dhacay magalda london. waxa lagu furay aayado quraana ka bacdi waxa lagudo galay barmaamujka ay soo qaban qaabiyen gudiga qaban qaabada waxana hadlki furay sharmarke ugaas yaasiin duco ka bacdi waxa hadalkii qaatay gudoomiyaha qaban qaabada faarax saciid shabeele.oo ka war bixiyey wax qabadkii gudiga kabacdi waxa hadlay isaxaaq ahmed hasan, ooka hadlay arimaha degaanka beesha,isaguna waxa ka hadlay abdiraxman cumar xaaji oo ka hadlay midnimada beesha,si kastaba ha ahaate waxa dustuurka qurbo joogta ku dhaqmi lahayd akhriyey abdisamed qayliye.kana codsaday inay ka doodan ka dibna la ansixiyo.halkaas waxa ku codeeyey 120 qof 5 wa ka aamustay.waxana lagu doortay gudi sagaal xubnooda,ka bacdi waxa soo wagunaanadey odayaasha beesha iyo siyaasiinta iyo haweenka qurbo joogta ah.warbahiita  ABDISAMAD QAYLIYE DALWEYN MEDIA LANDHAN 

News Somali News

Related Posts

Post Your Comments