Ogaysiis Ku Socda: Dhamaan jaaliyadaha beesha axmad harti muurcase
Posted by By Dalweyn Media at 11 July, at 02 : 03 AM Print
Waxa laa ogaysiimaya dhamaan jaaliyada Beesha Axmed Harti(Muurcase) shirka beesha in uu ka Furmo Magaalada London.
Shirkan oo ah Shir ay Jaaliyadaha Beesha ee ku nool qurbaha ay uga tashanayaan Mustaqbalka iyo Aayaha Dame ee Dal iyo Dibad ba ayaa lagu wadaa in uu Furmo Maalinimada Axada ee Taariikhdu ku Beegan tahay 15-07-2012 .
Shirkan ayaa Waxaa Kasoo qeybgelaya Siyaasiyiin, Aqoonyahano,Isimo ,Waxgarad ,Ganacsato iyo qeybaha Kale ee Bulshada.
Gudiga Qaban qaabada Shirka Waxa ay naa Soo Gaarsiiyeen Goobta iyo Wakhtiga uu Shirku Furmayo Waxa ayna u qornayd Sidan Hoos ku qoran:
Goobta Waa (Adress) -95 Blomfontein Rd -W12 7DA. London -Uk.
Saacada Waa : 02:00 – 21:00.
Wixii Faahfaahin Intaas Dheer Kala Xiriir Gudiga qaban qaabada Shirka oo kala Ah:
1-Faarax Siciid Shabeelle : 07943244205.
2-Isxaaq Axmed Xassan : 07908424690.
3-Cabdisamad Qeyliye : 07983592488.
4-C/raxmaan Cumar Cali : 07535668523.
Kasoo Qeybgalkiinu Waa Muhiim .
Related Posts
-
Maxkamada darajada 1-aad ee ciidamada qalabka sida Puntland ee gobollada Nugaal,Mudug ,Sool iyo Cayn ayaa xukuno dil toogasho ah ku xakuntay 7 dhalinyaro ah oo loo haystay dilkii Shiikh Cabdiqaadir Nuur Faarax.
~ News, Somali News
23 May, at 12 : 03 PM
-
Qarax Saaka Lagula Eegtay Ciidamada Ethiopia Magaalada Beledweyn
~ News, Somali News
22 May, at 13 : 05 PM
-
Maamulka Axmed Madoobe oo markii ugu horeysay laga taageeray gobolka Gedo
~ News, Somali News
22 May, at 12 : 34 PM
-
Jaceyl xad dhaaf ah ayaan u qabaa xiriirka ayuunu jaray
~ News, Puntland News
19 May, at 17 : 05 PM
-
Maxaa kajira in Xasan Sheekh iyo Axmed Madoobe lagu kulansiin doono Addis Ababa?
~ News, Somali News
19 May, at 16 : 49 PM
