Puntland oo diyaar garow dagaal ka bilowday buuraleyda gal gala iyo…

Posted by By at 4 July, at 13 : 57 PM Print

Puntland oo diyaar garow dagaal ka bilowday buuraleyda gal gala iyo…

Wararka naga soo gaaraya deegaanada Buuraha Golis ee gobolka Bari ayaa sheegaya in ay halkaas ka socdaan dhaq dhaqaaqyo dagaal oo ka dhan ah Shabaab.

Saraakiil ciidan oo kusugan buuraleyda Galgala ayaa saxaafadda usheegay in ay wadaan abaabulo kadhan ah Shabaab-ka kusugan buuraha Gal-gala.

“Waa naga go’an tahay in aan Shabaab ka saarno buuraleyda Galgala waxaana iclaaminay dagaal safbalaaran ah’ayuu wariyaasha usheegay Taliyaha ciidamada Militeriga Puntland.

Dhawaan ayaa Wasiirka Amniga Puntland uu shaaca ka qaaday in ay duulaan qorshaysan ku qaadi doonaan buuraleyda Galgala oo ay ku xoogan yihiin dagaalyahanadda Shabaab iyo kooxda Sh Saciid Atam.

Al-Shabaab ayaa sheegay in ay ka go’an tahay bur burinta maamulka Madaxwyene Faroole ee deegaanada Puntland.

Cabsi dagaal ayaa ka jirta deegaano katirsan gobolka Bari gaar ahaan goobaha ay isku horfadhiyaan labada dhinac.

Wararka naga soo gaaraya deegaanada Buuraha Golis ee gobolka Bari ayaa sheegaya in ay halkaas ka socdaan dhaq dhaqaaqyo dagaal oo ka dhan ah Shabaab.

Saraakiil ciidan oo kusugan buuraleyda Galgala ayaa saxaafadda usheegay in ay wadaan abaabulo kadhan ah Shabaab-ka kusugan buuraha Gal-gala.

“Waa naga go’an tahay in aan Shabaab ka saarno buuraleyda Galgala waxaana iclaaminay dagaal safbalaaran ah’ayuu wariyaasha usheegay Taliyaha ciidamada Militeriga Puntland.

Dhawaan ayaa Wasiirka Amniga Puntland uu shaaca ka qaaday in ay duulaan qorshaysan ku qaadi doonaan buuraleyda Galgala oo ay ku xoogan yihiin dagaalyahanadda Shabaab iyo kooxda Sh Saciid Atam.

Al-Shabaab ayaa sheegay in ay ka go’an tahay bur burinta maamulka Madaxwyene Faroole ee deegaanada Puntland.

Cabsi dagaal ayaa ka jirta deegaano katirsan gobolka Bari gaar ahaan goobaha ay isku horfadhiyaan labada dhinac  waxa wararka qar sheegayan in dagal aay ka qayb qadanayan diyarado dagal wixi wara                                                DALWEYN MEDIA BOOSAASO .

News Somali News

Related Posts

Post Your Comments