Shirkii Jaaliyada Beesha Axmed Harti(Moorcase) ee London oo Dib Loo Dhigay.

Posted by By at 3 July, at 01 : 50 AM Print

Shirkii Jaaliyada Beesha Axmed Harti(Moorcase) ee Dhowaan Lagu Balansanaa in uu ku Furmo  Magaalada London ee Cariga Ingiriiska ayaa Dib Loo Dhigay.

Shirkan oo Markii Hore loo Balansanaa in uu Furmo 07-07-2012 ayaa Waxa Dib  Loogu Dhigay Mudo Dhan Hal Asbuuc.

Shirka ayaa Waxa la qaban Doonaa Taariikhdu Marka ay ku Beegan Tahay 14-07-2012 oo Maalin Sabti Ah.

Wixii Faahfaahin Intaas Dheer Kala Xiriir Gudiga qaban qaabada Shirka oo kala Ah:

1-Faarax Siciid Shabeelle :  07943244205.

2-Isxaaq Axmed Xassan :    07908424690.

3-Cabdisamad Qeyliye    :    07983592488.

4-C/raxmaan Cumar Cali :  07535668523.

News Somali News

Related Posts

Post Your Comments