Xafladii furitaanka schoolka hoose dhexe ee degmada Dalweyn (SAWIRO)

Posted by By at 30 June, at 13 : 10 PM Print

Xafladii furitaanka schoolka hoose dhexe ee degmada Dalweyn (SAWIRO)

Waxaa dhowaan ka dhacday Degmada Dalweyn oo ka mida degmooyinka gobolada Bari xaflad si weyn looso agaasimay oo lagu furaayey dhismaha cusub ee schoolka hoose dhexe ee degmadu yeelan doonto.

xafladaas oo ey kasoo qayb galeen dhamaan qaybaha kala duwan ee bulshada ku dhaqan degmada Dalweyn iyo weliba marti sharaf lagu casumay ayaa wexey isugu jireen aqoonyahano, nabadoono, siyaasiyiin, ganacsato, dhalinyaro, haween iyo weliba da’ayartii dhiagn lahayd schoolka.

xaflada oo ey soo abaabuleen ururka dhalinyarada ayaa wexey ku bilaabmatay jawi wanaagsan halkaas oo qudbado ku saabsan, waaya aragnimo, talooyin, qiimaha wax barashada iyo sidii laysaga kaashan lahaa kobcinta iyo horumarka degaaanada, xafladaasi wexey gabagabadii kusoo dhamaatay jawi wanaagsan oo farxadi ka muuqato.

 

 

News Somali News

Related Posts

Post Your Comments