Dilal ka dhacay Magaaladda Galinsoor ee Bartamaha Soomaaliya
Posted by By Dalweyn Media at 24 June, at 13 : 08 PM Print
Wararka naga soo gaaraya magaaladda Galinsoor ee gobolka Mudug ayaa sheegaya in maleeshiyaad hubaysan ay dil ugaysteen dad xoolo dhaqato ah.
Koox Hubaysan ayaa labo qof ku dishay mid kalana ku dhaawacday deegaan aan ka dheereyn magaaladda Galinsoor.
Wararka waxaa ay sheegayaan in dadka la dilay uu kamid ahaa Oday dhaqameed si weyn looga yaqaan magaaladda Galinsoor.
Dilkan ka dhacay Galinsoor ayaa daba socda dil kale oo maalin kahor magaaladda loogu gaystay nin kamid ah dadka deegaanka.
Waxaan soo xiganay warar sheegaya in dilka ka dhacay Galinsoor uu ku salaysan yahay aanooyin qabiil.
Odayaa iyo waxgaradka degaanka aya aku baaqay in nla joojiyo colaado la shegay in ay kasoo cusboonaanayaan deegaanada Galinsoor.
Gobolada Bartamaha dalka dhaca ayaa ah halka ugu badan ee ay ku dagaalamaan beelaha Soomaaliyeed.
Related Posts
-
Maxkamada darajada 1-aad ee ciidamada qalabka sida Puntland ee gobollada Nugaal,Mudug ,Sool iyo Cayn ayaa xukuno dil toogasho ah ku xakuntay 7 dhalinyaro ah oo loo haystay dilkii Shiikh Cabdiqaadir Nuur Faarax.
~ News, Somali News
23 May, at 12 : 03 PM
-
Qarax Saaka Lagula Eegtay Ciidamada Ethiopia Magaalada Beledweyn
~ News, Somali News
22 May, at 13 : 05 PM
-
Maamulka Axmed Madoobe oo markii ugu horeysay laga taageeray gobolka Gedo
~ News, Somali News
22 May, at 12 : 34 PM
-
Jaceyl xad dhaaf ah ayaan u qabaa xiriirka ayuunu jaray
~ News, Puntland News
19 May, at 17 : 05 PM
-
Maxaa kajira in Xasan Sheekh iyo Axmed Madoobe lagu kulansiin doono Addis Ababa?
~ News, Somali News
19 May, at 16 : 49 PM
