Ciidamadii Raaskambooni oo u ruqaansaday Xayo iyo muuqaaladii ugu dambeeyay awoododada cidana talow intee dhantahay
Posted by By Dalweyn Media at 13 April, at 00 : 20 AM Print
Muuqaaladan idiin muuqda waa ciidamadii Raaskambooni oo kasii ruqaansanaya saldhigyadii ay ku lahaayeen magaalada Qooqaani, waxayna kusii jeedaan deegaanka Xayo.Muuqaaladan ayaa ah kuwii ugu dambeeyay ee maanta naga soo gaadhay Qooqaani.Wixii war ah oo kasoo kordha dhaqdhaqaaqa ciidan ee kasocda Jubooyinka kala soco wararkaanaga dambe iyo awooda ciidan ee raaskambooni intee le egtahay sidee ayay isaga caabinkaraan Al shabaab warar xiiso badan ayaan saxada dagaalka idiinka soo tebindonaa ha ka agfogaan DALWEYN MEDIA.com wixii war ahna kala soco ee jubooyinka ku soo kordha
Related Posts
-
Maxkamada darajada 1-aad ee ciidamada qalabka sida Puntland ee gobollada Nugaal,Mudug ,Sool iyo Cayn ayaa xukuno dil toogasho ah ku xakuntay 7 dhalinyaro ah oo loo haystay dilkii Shiikh Cabdiqaadir Nuur Faarax.
~ News, Somali News
23 May, at 12 : 03 PM
-
Qarax Saaka Lagula Eegtay Ciidamada Ethiopia Magaalada Beledweyn
~ News, Somali News
22 May, at 13 : 05 PM
-
Maamulka Axmed Madoobe oo markii ugu horeysay laga taageeray gobolka Gedo
~ News, Somali News
22 May, at 12 : 34 PM
-
Jaceyl xad dhaaf ah ayaan u qabaa xiriirka ayuunu jaray
~ News, Puntland News
19 May, at 17 : 05 PM
-
Maxaa kajira in Xasan Sheekh iyo Axmed Madoobe lagu kulansiin doono Addis Ababa?
~ News, Somali News
19 May, at 16 : 49 PM


