“Ugaaska Beelaha Absame wuxuu yidhi ciidamada Liyu Boolisku yaysan idinla fiiqfiiqnaanin waa ciidamo dowladeed meeshii hal askari lagaga dilo 50 bay ku dilaan,dadka way soo wada mareen lamana taaban karo..idinka waxba idin ma gaadhin ee sidii aad ula noolaan lahaydeen falankeed gala
Posted by By Dalweyn Media at 13 April, at 01 : 18 AM Print
Suldaan Cabdiraxmaan Cabdullaahi Aw Good oo kamid ah salaadiinta deegaanka Gaashaamo ayaa saluugay wafdigii wadajirka ahaa ee loo diray deegaanadii shaqaaqooyinku ka dhacayn ee Gaashaamo, wuxuuna wareysi xasaasi ah oo dhinacyo badan taabanaya siiyay qaar kamid ah saxaafada Somaliland.Wuxuu Suldaanku sheegay in mid kamid ah guurtidii kasoctay DDS oo uu ku sheegay inuu ahaa Ugaaska Beelaha Absame inuu goobtii ka yidhi hadalo hanjabaad ah oo ay kamid ahaayeen (“ciidamada Liyu Boolisku, inamadan yar yari yaysan idinla fiiqfiiqnaanin waa ciidamo dowladeed meeshii hal askari lagaga dilo 50 bay ku dilaan,dadka way soo wada mareen..lamana taaban karo..idinka waxba idin ma gaadhin ee sidii aad ula noolaan lahaydeen falankeed gala”.Wareysiga suldaanka oo dhamaystiran halkan hoose ka dhagayso
Related Posts
-
Jaceyl xad dhaaf ah ayaan u qabaa xiriirka ayuunu jaray
~ News, Puntland News
19 May, at 17 : 05 PM
-
Maxaa kajira in Xasan Sheekh iyo Axmed Madoobe lagu kulansiin doono Addis Ababa?
~ News, Somali News
19 May, at 16 : 49 PM
-
shir mamuulka faroole xukunka loga qadi laha oo ka wada hadleen Beelha Abgaal iyo Reer Qardho kana dhacay USE
~ News, Puntland News
18 May, at 13 : 30 PM
-
Sidee Loo Xusay 18 May 2013 +Damaashaadkii , Dabaaldegii Iyo Dhoolatuskii Maanta
~ News, Somali News
18 May, at 12 : 16 PM
-
Daawo sawirada Muqdisho oo u eg 1993 iyo wadoyinkeedii oo haawanaya , Xasan Culusow oo Kismayo ku mashquulsan.
~ News, Puntland News
18 May, at 09 : 20 AM

