War Deg-Deg Qarax kadhacay Gadaasha danbe ee Hotel muna

Posted by By at 8 February, at 17 : 48 PM Print

Qarax simiidaamin oo saacado kahor kadhacay dhinaca danbe ee hotelka muna ee dagmadan xamar weyne

Qaraxan ayaa ahaa mid loosoo adeegsaday gaari oo laga soo buuxiyay walxa qarxa

Ialaa iyo hada lama oga x akhsaaro uu gaystay qaraxani

Maadama uu qaraxu xooganaa xiliga dhawaqiisa lamaqlaayey

Maahan markii ugu horaysay ooqarax noocani ah kadhacoagagaarka Hotelka muna maadama ay kuyaalan baarar waawayn oo laga Qaxweeyo

Wixii kusoo kordha waan idiin soogudbin doonaa

Dalweyn.com

News

Related Posts

Post Your Comments