Waxaa magaalada Adis Ababa ka socda qabanqaabadi ugu danbeysay ee Shirka ay isku imanayaan Magaalada Adis Ababa Saxixeyaasha heshiiska Somalida ee Roadmap. Kulan ay yeelanayaan saxiixayaasha Raod Map-ka,
Diyaaradii rakaabka ahayd ee Turkisha Airweys ayaanan dhawaanahan kusoo dagan garoonka Diyaaradaha ee Magaaladda Muqdisho taas oo sababteeda ay hadalo kala duwan kasoo baxayeen. Waxaa jiray Warar sheegaya
Galitaankii ciidamada Kenya ee Soomaaliya waxa ay Kenya ugu kacday qiimo weyn, mana ahan oo kaliya in ay lumisey dalxiisayaal badan oo wadamadooda ay oga digeen in ay Kenya u
Dhammaan waxgaradka iyo aqoonyahanada jaaliyadda Soomaaliyeed ee magaalada Leicester waxa ay tacsi u dirayaan dhammaan ummadda Soomaaliyeed meel walboo ay joogaanba kadib geeridii ku timid ganacsadihii weynaa ee Soomaaliya Allaha
Xukuumada KMG ah ee uu horkacayo ra,isal wasaare Dr, Cabdiweli Maxamed Cali Gaas ayaa waxaa ay lagu dhaliilay in ay ku fashilantay qaabka uu u socdo shirka odoyaasha dhaqanka ee
Munaasibada 18 May oo gebi ahaanba laga xusay gudo iyo debedba ayaa muwaadiniintu reer Somaliland ee degaan dal’kastaaba duruufuhu ku jiro ku xuseen. Aan ku horeynee xafladii ama munaasibadii xalay
DHAGEYSIGA dacwadda Wasiirkii hore ee Gaashaandhigga dowladii Maxamed Siyaad Barre ayaa waxa ay ka bilaabatay magaalada Washington ee dalka Mareykanka, iyadoo dacwadda loo heysto ay sii xoogeeysaneeyso. Wasiirkii
Magaalada Hargeya ee caasimaada Somaliland ayaa caawa u eg goob dagaal taas oo ay ka soconayaan mudahaaraadyo, qasnaan, cabsi iyo shacabka oo ay iska horyimaadeen ciidamada xukuumada Siilaanyo. Arrintan ayaa
Xukuumadda Soomaaliya oo markii ugu horeysay sheegtay inuu jiro cilado farsamo oo dib u dhac ku keentay soo xulistii ergooyinka ansixin lahaa dastuurka Soomaaliya,kadib markii uu ku dhacay waqtigii loo
Da’diisu waa 72-sano jir, wuxuu sameeyey 400km markii ay ka codsadeen laba idaacadood Goob lagu magacaabo NOVA oo ah bandhig faneed ayaa go’aansatay inay ninka dunida ugu gaaban keento halkaas,
Guddoomiyaasha 16-ka Degmo ee gobalka Banaadir Saraakiisha Ciidamada Booliiska Saraakiisha Ciidamada nabad sugidda Maamulka Gobalka Banaadir Wasaaradda Arrimaha gudaha iyo Amniga Qaranka xukuumadda KMG Soomaaliya ayaa maanta kulan loogu hadlaayay
Dr Ali khalif Galeydh oo ah abaha Khaatumo aya soo gaadhey Muqdisho ka gadaal markii ay khaldantey shaxdii u dhigey, ee ku sab saneeyd Cida u mataleeysa Khatumo shirka
Sheekh Shariif oo sheegay in Somaliland ay isFaham ka gaadheen khilaafkii guddida wada hadallada Kuwait (Geeska/Alanba) Madaxweynaha dawladda ku-meel gaadhka ee Soomaaliya Shariif Sheekh Axmed ayaa waraysi uu
Laba Isim oo ka soo jeeda Mamulka lamagac baxay Somaliland oo Buhoodle Soo gaadhey, Ugu yaran laba Isim oo ka soojeeda Besha Garxejis oo ka soo kicitimay Magalada Gashamo ee
Shirweyne wadatashi iyo wargalin ah oo ay kasoo qayb galeen boqolaal dadweyne ah oo kasoo jeeda degaanada Sanaag, Haylaan iyo Galbeedka Gobolka Bari ayaa qaybtiisi kowaad si wanaagsan ugusoo afmeermay magaalada
Wafti uu horkacaayo Madaxweynaha Dawlada Dr:C/raxmaan Maxamed Maxamuud (Faroole) ayaa casumaad rasmi ah oo uu ka helay dawlada dhexe ee dalka etoobiya ku jooga Magaalada Adis Ababa ee dalka
Dalweyn Waxaa Magaalada Cabudwaaq ka dhacay munasaab si weyn lo soo agaasimay isla markan lagu baroordiqayay Xildhibaanadi naftoda qaaliga ah ku wayay qraxii ka ddhacay magaalada Dhusamareeb ee xarunta
Liiska odoyaasha daaroodka markii ay soo gudbiyeen salaadiinta daaroodka isamadii uga qayb gali lahaa shirwaynaha wejigiisa koowaad ee madax dhaqameedyada 17 april 2012 una gudbiyeen xafiisyada kale ah xafiiska madaxwaynaha
Puntland State of Somalia Garowe Dib-u-eegidda Dowladda Puntland Qabyo qoraalka Dastuurka Federaalka ee Somalia (soo gaaray 30/04/2012) Cinwaanka oo Qabyo-qoraalka ugu qoran “Jamhuuriyadda Somalia” ama “Somali Republic” waa in loo
Ra’iisul Wasaaraha Soomaaliya Dr.Cabdiweli Maxamed Cali Gaas ayaa maanta kulan la qaatay Saraakiil ka tirsan Qaramada Midoobey, iyadoona kulanka looga hadlayay heshiis is-afgarad ah (MOU) oo ay kala saxiixdeen dowladda
Ururka nabadoonada gobolka Bari ayaa shir ay Saxaafadda ugu qabteen gudaha xarunta ay ku leeyihiin magaalada Boosaaso waxay kaga hadleen arimo badan. Gudoomiyaha ururka nabadoonada ee gobolka Bari Nabadoon
Pirates have hijacked a Greek-owned oil tanker carrying 135,000 metric tonnes of crude oil while in the Arabian Sea, the first successful attack on an oil tanker off the
Ururka nabadoonada gobolka Bari ayaa shir ay Saxaafadda ugu qabteen gudaha xarunta ay ku leeyihiin magaalada Boosaaso waxay kaga hadleen arimo badan. Gudoomiyaha ururka nabadoonada ee gobolka Bari Nabadoon
Pirates have hijacked a Greek-owned oil tanker carrying 135,000 metric tonnes of crude oil while in the Arabian Sea, the first successful attack on an oil tanker off the